Wasiirkii Ciyaaraha ee Dawlada Soomaaliya oo ku geeriyooday Sucuudiga

February 12, 2010
By staff-reporter
Wasiirkii Ciyaaraha ee Dawlada Soomaaliya oo ku geeriyooday Sucuudiga

Riyad(Awdalpress) 12 feb.10–Waxaa goor dhaweyd ku geeriyooday Magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga, Wasiirkii Ciyaaraha ee DFKM  Saleebaan Colaad Rooble, oo ka mid ahaa dadkii uu dhaawaca culus ka soo gaadhay qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee Hotelka Shaamo ee Muqdisho ka dhacay 3-dii December 2009kii.. Wasiirka ayaa wuxuu qabay dhaawac culus, waxaana dalka Sacuudiga...
Read more »

Muuqaalka Nololeed ee Bill Clinton

February 12, 2010
By staff-reporter
Muuqaalka Nololeed ee Bill Clinton

Bill Clinton waxa uu ahaa madaxweynihii 42aad ee dawladda Maraykanka. Siddeeddii sano ee uu ka talinayey Aqalka-cad, waxa uu ku tilmaannaa amma sumcaddiisu ku suntanayd nabad-sameeyihii Maraykan u horseeday barwaaqadii dhaqaale ee uu magaca ku yeeshay. William Jefferson Blythe oo loo yaqaanno Bill Clinton waxa uu sannadkii 1948dii bishii Ogost 19keedii ku dhashay magaalada...
Read more »

URURKA DUGSI EE U DOODA DADKA QABA XANUUNKA LOO YAQAAN DHIMIRKA LAANTIISA INGIRIISKA OO SHIRKIISII SEDDEXAAD UGU QABSOOMAY MAGAALADA MILTON KEYNES

February 11, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-Milton Keynes-Xubnaha ururka DUGSI ee UK ayaa kulankii seddexaad isugu yimid 7dii bishan, kulankaasi oo ka dhacay  magaalada Milto Keynes. Ujeeddada kulankani seddexaad waxa ay la xidhiidhsanayd kulankii koowaad iyo kii labaad ee hore uga dhacay magaalada London. Kulankan seddexaad waxa xubnuhu ku lafo gureen hawlaha hor yaal iyo sidii loo taabo-gelin lahaa. Waxa...
Read more »

Muuqaalada meelo ka mid ah degmada Lughaya oo ay AWDALPRESS kuu diyaarisay.. Halkan ka daawo sawirada

February 11, 2010
By staff-reporter
Muuqaalada meelo ka mid ah degmada Lughaya oo ay AWDALPRESS kuu diyaarisay.. Halkan ka daawo sawirada


Read more »

Deeqdii Raashinka ee Amoudfoundation gaadhsiisay Lughaya + Sawiro

February 11, 2010
By staff-reporter
Deeqdii Raashinka ee Amoudfoundation gaadhsiisay Lughaya + Sawiro

Awdalpress(Lughaya) 11 Feb.10–  Degmada Lughaya oo ay ka taagnayd xaalad abaareed oo ah mid Dad iyo Mid duunyaba, ayaa waxa deeqdii u horaysay gaadhsiiyay Hayada Amoudfoundation, halkaas oo gaadhsiiyeen 333kiish oo Bariis ah,  madaxa haya’adaas ee G/Awdal c/raxmaan Muuse Tubeec ayaa u sheegay maamulka degmada in deeqdani tahay mid Haya’ada Amoudfoundation kaga Jawaabayso codsigii...
Read more »

Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA)

February 11, 2010
By staff-reporter
Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA)

Press Release: 7/11 Crime – Families of the Victims Still Await Answers.  Exactly SEVEN months have passed since July 11, 2009 (7/11) when Ali Aw Omer Bare, Mawlid Hassan Omer, Daud Hashi Jama and Ali Mohamed Nur (Bagaashle), who were travelling on the road between Hargeisa and Borama, were slaughtered and their bodies were...
Read more »

Hambalyo Caruuska Saajin Xasan Sacad iyo Khadra Barkhadle

February 11, 2010
By staff-reporter
Hambalyo Caruuska Saajin Xasan Sacad iyo Khadra Barkhadle

Aabo Abiib Hayir Du’ale iyo hoyo Amina Osman Kamil, Ahmed Abib Hayir, Farxan Ise Cateye iyo xaskiisa Ismahan Abib Hayir, Mustafe Abib Hayir, Fatuma abib Hayir, Hodan Abib hayir, Rahma abib hayir, Aabo Osman Barhkadle bux Roda Osman Barkhale Mahdi osman Barkhadle Fatuma cise cateye Hasan cise cateye Abdele Cise cateye Dhamaan dadkaas oo...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo