Awdalpress-London-Maalintii Khamiistii, 26 Aug. 2010, waxa shabakadda gebileynews.net boggeeda hore ku soo baxay faallo dad badani ka biyo diideen oo loogu magacdaray: BADHEEDHAHA GABILEYNEWS: laab lakaca Somaliweyn ee ka curtay Awdal xaguu saldhigan doonaa!, faalladaasi oo sida muuqata ay farriinteedu ahayd in la faquuqo amma la colleysto dadka reer Awdal ee laf-dhabarta u ah...
Read more »






