Gudoomiyihii Xisbiga UDUB ee degmada Boorama oo la xidhay iyo Xisbiga UDUB Cambaareeyay Xadhiga

August 29, 2010
By staff-reporter

Waxaa loo xidhay markii uu sheegtay xil ah afhayeenka J/yoonis…… Badhasaabka Awdal   Xukuumadu waxay gobolka u soo magacwday rabshawadayaashii gacmahana waa la isla gaadhi sida ay ku socdaan…. Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee G/Awdal   Awdalpress(Borama) 29 Aug.10– Gudoomiyihii xisbiga UDUB ee degmada Boorama Maxamed Cabdi Axmed (Ilkacase) ayay maanta ciidanka booliska ee magaalada...
Read more »

Dhallinyarada Somaliyeed ee ku nool waddammada reer Galbeedku siday u arkaan Al-shabaab.

August 29, 2010
By staff-reporter
Dhallinyarada Somaliyeed ee ku nool  waddammada reer Galbeedku siday u arkaan Al-shabaab.

Hordhac   Awdalpress- Luton-Waxa aan cidna ka qarsoonayn in Mujtamaca Somaliyeed ee ku nool waddammada reer Galbeedka sida Yurub, Amerika iyo Australia, ay tiro ahaan aad u badanayaan sidoo kalena weli lagu soo qulqulayo. Qiyaaso aan samaynayna waxa aan ku ogaannay in qoysaska carruurlayda ah ee dalalkan ku nooli ay tiro ahaan qoyskiiba….cel-celis ahaan...
Read more »

Qurba joogga Beesha reer Nuur ee deggen Ingiriiku waxa ay ku baaqayaan in Abdoo Maax Farah ( shoodhe ) oo Borama ku xidhan xorriyaddiisa loo soo celiyo.

August 28, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-London-Haddii aan nahay dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin,  kuna hadlaya magaca beesha reer Nuur ee qurba joogga Ingiriiska, waxa aan Madaxda Somaliland u soo jeedinaynaa in xildhibaanka Abdoo Shoodhe, oo dhawaan lagu xidhay Borama loo soo celiyo xorriyaddiisii. Waxanan ka xunnahay in loo cuskado sharci gaar oo aanu dhiggiisu la qabin, taasina waxa...
Read more »

M/weyne Dhegaha Shacabka Somaliland Saddex ka Ilaali ma maqli karaane

August 28, 2010
By staff-reporter
M/weyne Dhegaha Shacabka Somaliland Saddex ka Ilaali ma maqli karaane

 Awdalpress(Borama) 28 Aug,10– Xukuumadda cusub ee uu M/weynaha ka yahay Axmed Siilaanyo, durba waxay jirtaa mudo bil ah, illaa wakhtigii xilka ay la wareegeen xukuumadda Kulmiye waxaa dhinaceeda ka soo baxayey warar la yaable leh, maalmahan u dambeeyay waxaa laga dayrinayay xidhiidhka Ethoipia iyo Somaliland oo sii naaqusmaya, dhinaca kalana waxaa la maqlayaa in...
Read more »

Ganacsatada Xoolaha ee G/Awdal oo soo dhaweeyay Maxjarka labaad ee Dawladdu oggolaatay

August 28, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama)28 Aug,10–Toddobaadkan markii ay xukuumadda cusub ee Somaliland ku dhawaaqday in ay ogolaatay furitaanka Maxjarka labaad ee magaalada Berbera, ayaa waxa ka soo baxayay ganacsatada xoolaha dhoofisa ee gobolada Awdal/salal hadalo taageero u badan oo ay ku soo dhaweynayaan ogolaanshaha maxjarka labaad ee xukuumada Somaliland ku daba dhawaaqday. Haddaba qaar ka mid ah ganacsatadaas...
Read more »

Should Somaliland allow the formation of a unionist party?

August 28, 2010
By staff-reporter
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?

Awdalpress(UAE) 28 Aug,10–Ludicrous idea, isn’t it? How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings?  I can see jaws...
Read more »

Halkan ka akhri xilalkii M/weynuhu magacaabay iyo beelaha uu siiyay iyo Boosaska reer Awdal laga qaaday iyo kuwa loo magacaabay !

August 27, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama) 27 Aug,10– halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa liiska magacyadii iyo beelihii ay kala ahaayeen xilalkii uu magacaabay Axmed Siilaanyo, dhinaca kala waxaan idiin raacinaynaa boosaska laga qaaday reer Awdal iyo kuwa la siiyay si bal qof walba u xisaabiyo, maxaa kordhay maxaa dhinmay.. 1 Guddoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo