Guddoomiye ku xigeenka Isbaheysiga dib u xoreynta garabka Asmara oo booqasho ku tagaya magaalada Hargeysa

September 2, 2010
By staff-reporter
Guddoomiye ku xigeenka Isbaheysiga dib u xoreynta garabka Asmara oo booqasho ku tagaya magaalada Hargeysa

Awdalpress(Hargaysa) 02 Sep.10–Wararka aynu ka helayno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi uu booqasho ku tagi doona dhawaan, Guddoomiye ku xigeenka Isbaheysiga dib u xoreynta garabka Asmara Generaal Jaamac Maxamed Qaalib oo ah siyaasi ka soo jeeda Somaliland. Sida uu sheegay Wiil uu dhalay Jeneraal Qaalib oo ku sugan...
Read more »

Suuqyada Ganacsiga ee Boorama, Wajaale iyo Meelo kale oo Ganacsigii hakadgalay ka dib Markii Qiimaha Birta Ethoipia hoos u Dhacday

September 2, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama) 02 Sep.10– Suuqyada Ganacsiga ee magaalooyinka Boorama, Wajaale iyo Galbeedka Somaliland oo dhan ayaa waxa hakadgalay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee ka socday dhulkaas, ka dib markii qiimaha lacagta Birta Ethoipia ay hoos u dhacday, lacagtaas oo ahayd mida ugu badan ee wax lagu kala iibsado suuqyada Wajaale, Boorama iyo meelo kalaba. Sarifka lacagta Birta...
Read more »

Masuulkii ugu Horeeyay ee Diiday xilkii uu u Magacaabay Axmed Siilaanyo oo reer Awdal noqday

September 2, 2010
By staff-reporter
Masuulkii ugu Horeeyay ee Diiday xilkii uu u Magacaabay Axmed Siilaanyo oo reer Awdal noqday

Awdalpress(Borama) 02 Sep,10– Masuulkii ugu horeeyay ee diida xilkii uu u magacaabay M/weyne Siilaanyo ayaa noqday Sh.C/laahi Sh Cali Jowhar oo uu M/weyne Siilaanyo u magacaabay Gudoomiyaha Diiwaanu Saka, sidaas wuxuu u sheegay Sheekhu saxaafada madaxa banaan qaarkood mar ay la xidhiidheen Sheekha. Sh,C/laahi Sh. Cali wuxuu intaas raaciyay in uu qoraal u diray...
Read more »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo ka Hadlay Dhacdadii Masaajidka Al-Huda

September 2, 2010
By staff-reporter
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo ka Hadlay Dhacdadii Masaajidka Al-Huda

Wuxuu ku andocooday in Ninku aanu Al-shabaab Taageerin ee uu Jibooday Awdalpress(Hargaysa) 02 Sep.10–Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa Difaacay Masaajid uu ku sugnaa oo laga taageeray Ururka Alshabaab isagoo beeninayay war ku soo baxay Wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Hargeysa, oo sheegayay in Masaajid uu ku tukanayay...
Read more »

Ururka SES ee deegaanka ka shaqeeya oo ka digay In Somaliland Lama degaan noqoto

September 2, 2010
By staff-reporter
Ururka SES ee deegaanka ka shaqeeya oo ka digay In Somaliland Lama degaan noqoto

Awdalpress(Borama) 02 Sep.10–Aqoonyahano ku xeeldheer arrimaha deegaanka ,kana tirsan urur caalami ah oo la yidhaa Soomaaliya/soomaaliland ecological society ,Ururkaas oo fadhigiisuna yahay dalka Ingiriidka ayaa ka dayriyey xaaladda deegaanka Soomaaliland ,isla markaana ku tilmaamay mid mustaqbalkiisu madow yahay hadii an degdeg loo dabaqabatayn daryeelkiisa taas oo ka Dhalatay jarista dhirta qoyan, dhuxulaysiga , ka...
Read more »

Suldaan reer Awdal ah oo Soo Jeediyay in Talo Qaran laga yeesho Marxalada dalku Galay

September 2, 2010
By staff-reporter
Suldaan reer Awdal ah oo Soo Jeediyay in Talo Qaran laga yeesho Marxalada dalku Galay

Awdalpress(Borama) 02 Sep.10–Maanta taariikhdu tahay 01/09/2010, ayaa waxa war saxaafadeed soo saaray Suldaan Yuusuf Aw Muuse Gasle oo ka mid salaadiinta beesha reer nuur oo ka soo jeeda gobalka awdal ayaa waxa uu bayaan ku wajahan taageero uu siinayo baaqii boqor raabi ku dhawaaqay & talo guud ahaan u soo jeedinayo Salaadinta , duqayda...
Read more »

Baaq qurba joogga beesha Reer Nuur u soo jeedinayaan Madaxweynaha Somaliland.

September 2, 2010
By staff-reporter

Marka hore waxan salaamaynaa Madaxweynaha cusub iyo maamulkiisa, oo aan leenahay Ramadaan Kariim. Intaa kaddib, Waxa halkan baaq ka soo jeedinaya waayeelka Qurba joogga beesha reer Nuur ee Ingiriiska deggen oo ku hadlaya codka beesha reer Nuur. Waxanan si sharaf iyo maamuus leh baaqani ugu socdaa, dawladda cusub ee Ahmed Mahamed Siilaanyo, oo aan...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo