Awdalpress(Hargaysa) 05 Sep.10– Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay qoraal Digreeto Muddo u Kordhin Golaha Wakiiladda ah u gudbiyay Golaha Guurtidda Somaliland, taasi oo sida la sheegay uu Madaxweynuhu ku sababeeyay in aanay suurta-gal ahayn in Doorashada Mudanayaasha Golaha Wakiiladdu in ay qabsoonto xilligii loogu tallo-galay, isla markaana uu dalku...
Read more »



