Awdalpress(Nairobi)06 Sep.10–Booliska dalka Kenya u qaabilsan la dagaalanka iyo ka hortaga argagixisadda ayaa xirey weriye u dhashay dalka Kenya kaasoo lagu tuhmay ku-lug lahaanshaha qaraxyadii ka dhacay Kampala. Weriyaha oo lagu magacaabo Xabiib Suleymaan ayaa waxaa lagu xiray magaalada Mombasa xilli uu ka soo baxay howshiisa shaqo, isagoo si nabdoon isugu dhiibay Booliska kadib...
Read more »



