Awdalpress(Hargaysa) 07 Sep.10–Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida oo xilligoodii hore dhaamaad yahay. Fadhiga maanta ee golaha guurtida waxaa fadhiyay 68 mudane 82ka mudane ee uu ka koobanyahay golaha guurtida somaliland. Cod qaadis gacan taag ahayd ayaa 65 mudane waxay isku raaceen...
Read more »







