Baanka Horumarinta Islaamka iyo Ardayda Soomaaliyeed

September 9, 2010
By staff-reporter
Baanka Horumarinta Islaamka iyo Ardayda Soomaaliyeed

Awdalpress(Sanca)09  Sep.10–Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa taageero waxbarasho u fidiya ardayda Soomaaliyeed ee kaalimaha wanaagsan ku guuleysata kuwasoo wax ku barta dugsiyada hoostagga daladda waxbarashada ee  FPENS. Guddi ay leeyihiin ardayda uu waxbarshada ka bixiyo Bankiga Islaamka oo xalay xaflad mahadcelin ah ugu sameeyay magaalada Sanca ee dalka Yemen Bankiga Islaamka, ayaa guddigu ay sheegeen in...
Read more »

Haweenka Magaalada Leister UK. oo Deeq Soo gaadhsiiyay Ururka Agoomaha Kaalmo

September 9, 2010
By staff-reporter
Haweenka Magaalada Leister UK. oo Deeq Soo gaadhsiiyay Ururka Agoomaha Kaalmo

Awdalpress(Borama) 09  Sep.10– Haweenka qurba jooga ee Leister UK ayaa ugu soo deeqay caawimo ciida fidriga, deeqdaas oo uu waday C/qaadir Muxumed Barkhadle oo isna ka mid ah Jaaliyada Yurub degen wuxuu deeqdaas gudoonsiiyay Haweenka maamula Ururka Agoomaha ee Kaalmo, ugu Horayn C/qaadir wuxuu u sheegay ururka kaalmo in ay deeqdan u soo dhiibeen Haweenka magaalada...
Read more »

Qayladhaanta Suldaanku, Qurbajoogga ma toosin

September 8, 2010
By staff-reporter
bashir_goth

Awdalpress-Washington – Ka dib markii aan akhriyey qaylo-dhaantii uu Suldaan Saleebaan Cali oo ka mid ah madax dhaqameedka ugu waaweyn G/Awdal uu u jeediyey Madaxda Somaliland kuna tilmaamay in  xaaladda dhaqaale ee Gobolada Awdal iyo Salal ay tahay mid naxdin leh, ayaan tiriyey tixdan gaaban ee soo socota oo aan ku baraarujinayo qurbajooga Reer...
Read more »

Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

September 8, 2010
By staff-reporter
Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

Awdalpress (Hargaysa) 08 Sep.10–Xisbiga talada haya Somliland ee Kulmiye ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta dheer ee shalay golaha guurtidu ugu kordhiyeen laba sano iyo siddeed bilood golaha wakiilada, isla markaana guurtiduna isugu kordhiyeen muddo dhan saadex sano iyo siddeed bilood. Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Udub iyo Ucid ayaa iyaguna shalayba cambaareeyay...
Read more »

Wasiirkii Hore ee Maaliyada Cawil oo ku Tilmaamay Shirkii Jaraaid ee 7 Wasiir mid ay Riwaayad Jilayeen

September 8, 2010
By staff-reporter
Wasiirkii Hore ee Maaliyada Cawil oo ku Tilmaamay Shirkii Jaraaid ee 7 Wasiir mid ay Riwaayad Jilayeen

Awdalpress(Hargaysa)09 Sep.10–Wasiirkii hore ee maaliyda ee xukuumaddii Dahir Riyale Kahin, Xuseen Cali Ducalle (Cawil) ayaa shalay waraysi uu siiyey Geeska Afrika ku tilmaamay warsaxaafadeed ay dhawaan qabteen 7 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Axmed Silanyo riwaayad. Wuxuu ku sifeeyey shirka jaraaiid masraxiyad isaga oo ku dacwoonaya inay ahayd inuu mid waliba waxqabadka wasaaradiisa ka...
Read more »

Qolfoof Bani-Aadam oo dhererkiisu yahay 6Mitir oo Sucuudiga laga helay loona malaynayo reer Caad

September 8, 2010
By staff-reporter
Qolfoof Bani-Aadam oo dhererkiisu yahay 6Mitir oo Sucuudiga laga helay loona malaynayo reer Caad

Awdalpress(Hargaysa) 09 Sep.10–Waxa Dhawaan meel ka mid ah saxaraha wayn ee dalka Sucuudi Carabiya  oo shidaal laga baadhayay laga helay, qalfoof  Aad uga yaabiyay kooxihii baadhitaanka waday, kaas oo ah qalfoof dad hasa yeeshee dherarkiisu sadex jeer ka dheer yahay ka dadka dunida ugu dheer. Qalfoofyadan la helay oo tiradoodu aad u badan tahay,...
Read more »

Aw Barre High School: between today and yesterday –part II

September 8, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-Jig Jiga – It was three years from now when I wrote an article on the deteriorating situation of Aw Barre high school. I reiterated that an immediate action was needed to strengthen the academic performance of the students that in a very critical situation. As a former graduate of the school I felt...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo