Keith Olbermann Special Comment: There Is No ‘Ground Zero Mosque’ – 08/16/10

August 23, 2010
By staff-reporter

Keith Olbermann Special Comment: There Is No \’Ground Zero Mosque\’ – 08/16/10
Read more »

Editorial: Sheikh Khalil – Bravo and stay the course

August 23, 2010
By staff-reporter
Editorial: Sheikh Khalil – Bravo and stay the course

Following the recent hubbub caused by media reports on Somaliland Minister of Islamic Affairs and Awqaf Sheikh Khalil Abdillahi Ahmed, ordering Radio Hargeisa to stop the traditional programs and religious songs that the Radio used to air in the month of Ramadan, it is heartwarming to see the Minister forcefully coming out to deny...
Read more »

Booliska Hargaysa oo qabtay dad ay uga shikiyeen Argagixiso

August 23, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Hargaysa) 23 Aug,10–Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay gacanta ku dhigay saddex nin oo midi dhaawac yahay iyo Baabuur ay wateen oo ay u saarnaayeen waxlaha wax lagu qarxiyo, kaas oo laga qabtay badhtamaha suuqa Hargeysa. Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay gelinkii hore ku guulaystay inay magaalada ka dhex qabtaan gaadhi...
Read more »

War Degdeg ah: Dagaal ka dhacay Boodhka/Galigalool

August 22, 2010
By staff-reporter
War Degdeg ah: Dagaal ka dhacay Boodhka/Galigalool

Awdalpress(Baki) 22 Aug,10– Wararka naga soo gaadhaya jiidaha Bariga degmada baki gaar ahaan Boodhka/Galigalool ayaa sheegaya in dagaal ku dhexmaray maleeshiyaadka ka soo kala jeeda deegaanka Dilla iyo Deegaanka gabilay, Si kastaba ha ahaatee Dagaalka maanta halkaas ka dhacay ayaa la sheegayaa inuu ku dhintay mid ka mida maleeshiyada gabilay. Dhinaca kale waxaan la...
Read more »

M/Wayne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilsay Wafti Uu Hogaaminayo Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Addis-Ababa

August 22, 2010
By staff-reporter
M/Wayne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilsay Wafti Uu Hogaaminayo Safiirka Ingiriiska U Fadhiya Addis-Ababa

Awdalpress(Hargaysa) 22 Aug.10–Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa. Weftigin oo u jeedada socdaalkoodu ahaa sii adkaynta xidhiidhka u dhexeeya labada Waddan ee somalialnd iyo Ingiriiska  iyo u kuur-gelida waxyaalaha ugu haboon ee ay iska kaashan karaan...
Read more »

Wadanka K/Afrika ma ka qayb gelaysaa AMISOM?

August 22, 2010
By staff-reporter
Wadanka K/Afrika ma ka qayb gelaysaa AMISOM?

Awdalpress(S.Africa) 22 Aug,10–Walaac weyn ayaa laga qabaa in Koonfur Afrika ay ku gacansaydho codsigii Ururka Midowga Afrika ee ahaa inay ka qayb gasho ciidamaa nabad-ilaalinta ee Somalia Sida ay sheegtay wakaaladda IRIN ee wararka u qaabilsan Qaramada Midoobey, waxa dib u dhacay kulan golaha wasiirada ee dawladda Koonfur Afrika la filayey inay ka yeeshaan...
Read more »

Billionare pledges his fortune for aid

August 22, 2010
By staff-reporter
Billionare pledges his fortune for aid

TheNational Tom Hussain, Foreign Correspondent ISLAMABAD // Malik Riaz Hussain, a billionaire Pakistani developer, has responded to the misery of millions of his flood-stricken compatriots by pledging to spend 75 per cent of his fortune on rebuilding their lives. The extraordinary offer was made in a television interview in which he told how he...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo