Booliska Boorama oo Xildhibaan Baarlamanka Soomaaliya ka Tirsan Xabsiga u Taxaabay, kuwo kalena ku raad-jooga

August 25, 2010
By staff-reporter
Booliska Boorama oo Xildhibaan Baarlamanka Soomaaliya ka Tirsan Xabsiga u Taxaabay, kuwo kalena ku raad-jooga

  Awdalpress- Boorama-Badhasaabka Gobolka Awdal Mr. Maxamed Cabdalle, ayaa Hargeisastar u xaqiijiyey in Ciidamada Booliska Xabsiga magaalada Boorama u taxaabeen Xildhibaan Cabdoo Maax Faarax (Cabdoo Shoodhe) oo ka tirsan Baarlamanka dalka Soomaaliya, sidoo kalena ay ku raad-joogaan laba Mudane oo kale oo Baarlamaankaas ka mid ah, kuwaasoo dhammaantood u dhashay dalka Somaliland, gaar ahaan...
Read more »

Saylac.com waxay ka Raaligelinaysaa Hashim Goth Barnaamij dhawr casho horteed ka baxay saylac.com

August 24, 2010
By staff-reporter
Saylac.com waxay ka Raaligelinaysaa Hashim Goth Barnaamij dhawr casho horteed ka baxay saylac.com

Borama(Saylac.com) Marka hore raali galin weyn ayaanu usoo jeedinaynaa Wariye Hashim Goth inuu naga aqbalo cudurdaarkan . Waxaanu leenahay Calool Xaadhan Sacabkeeda Xilo lagu dabooliyo Xaalkii Xigtada qaado Xushmad iyo wanaag qaado Nin xilihi wuxuu sheegoo Xamar faras lasoo saaroo Xaajiyada dalkeeniyo Uu Xergeeyo kuu sido Calool Xaadha Sabackeeda Xilo Lagu dabooliyo Xaalkii Xigtada...
Read more »

Safiirka Britain u fadhiya Adisababa oo la kulmay Wasiirka Awqaafta iyo 7 wasiir oo kale

August 24, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Hargaysa) 24 Aug,10–Safiirka Britain u fadhiya Dalka Ethiopia Normal Ling ayaa shalay kulano la yeeshay ilaa sideed wasaaradood iyo Madaxdoodii uu dhawaan usoo magacaabay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, kuwaas oo ay ka mid ahaan Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C/laahi Axmed,  Safiirku shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay xarunta wasaarada...
Read more »

Xildhibaan Cabdoo Shoodhe oo lagu xidhay Borama xili 20 xildhibaan oo dawlada Sh.Shariif ku sugan yihiin Hargaysa

August 24, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama) 24 Aug,10– Cabdoo shoodhe oo ka mid ahaa xildhibaanada xukuumad  Sh.shariif balse iska yimid oo mudaba ku sugnaa Somaliland, ayay maanta ciidamada Boolisku ku xidheen saldhiga dhexe ee magaalada Boorama, sidaas waxa u xaqiijiyay Awdalpress Taliyaha Saldhiga dhexe ee Boorama Mr.Maxamed, warar dheeraada ayaa intaas ku daraya in iyaga la raadinayo xildhbaano kale...
Read more »

Wariye u dhashay Boorama oo ku geeriyooday dagaalada ka socda Muqdisho

August 24, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Muqdishu) 24 aug,10–Allaha u naxriistee, waxaa maanta geeriyooday agaasimihii idaacadda Xurmo ee magaalada Muqdisho. Barqad Cawaale Aadan ayaa wuxuu ku sugnaa gudaha xarunta idaacadda Xurmo, waxaana uu geeriyooday ka dib markii rasaas wiifto ah ay kula dhacday halkaasi, sida ay xaqiijiyeen shaqalaha idaacadda. Wariye Cabdifitaax Qeys oo ka tirsan Xogta Media iyo Xurmo Radio...
Read more »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 33-qof lagu dilay weerar ay sheegatay Xarrakatul Shabaab Mujaahidiin

August 24, 2010
By staff-reporter
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 33-qof lagu dilay weerar ay sheegatay Xarrakatul Shabaab Mujaahidiin

Talaado, August 24, 2010 (Awdalpress) ? Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 33-qof oo ay ku jiraan lix xildhibaan ay ku dhinteen weerar ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Xarrakatul Shabaab oo lagu qaaday maanta Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho. “Weerarkan waxaana ku dhintay 33-qof oo ay ku jiraan labadii qof ee ismiidaaminta sameeyay,” ayuu yiri Wasiirka kalluumeysiga...
Read more »

Kaftanka Maanta.

August 23, 2010
By staff-reporter
Kaftanka Maanta.

Awdalpress-London-Mar aan maanta isha mariyey shabakadaha qaar ayaan aad uga xumaaday marna ku qoslay, hadallada aan meesha qaban ee shabakadaha reer Somaliland qaar-kood ay soo wadheen bogaggooda hore, iyaga oo fadeexad la koraya mas’uulka ugu sarreeya xafiisyada madaxtooyada mudane Xirsi Ali Xaaji Hasan. Oo ay ku eedeeyeen in uu middi saawir ah la daba...
Read more »

Ha iga ooyin aamu hooyo