Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;
Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga
iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo
caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud
Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama.
Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisii , asxaabtiisii
iyo intii magaciisa garanaysaba. Isagana janatul Fardowsa haka
waraabiyo.
AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN
AXMED CABDI DUGSIIYE IYO XAASKIISA
SULEYMAAN CABDI DUGSIIYE IYO XAASKIISA
ILHAAM CABDI DUGSIIYE IYO REERKEEDA
FOOSIYA CABDI DUGSIIYE IYO REERKEEDA
RASHIID CABDI DUGSIIYE IYO CARUURTIISA
Illaaha qaadirii samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen. Ilaaha
qaadka ahi dambigiisa ha dhaafo. Ilaaha qaadka ahi jannatul fardowsa haka
waraabiyo. AAMMIINN


