Marxuum Daahir Cabdi Bade oo ahaa Chief Caaqil ka mid ah Caaqillada Beesha Reer Nuur oo dhawaan ku geeriyooday Borame ayaa allaha u naxariistii, waxan eheladii iyo qaraabadii marxummka uga tacsiyadaynaynaa geerida deg degga ah ee ku timid Marxuumkan. Haddaba, haddii aan nahay odayada iyo indheer garadka beelweynta Reer Nuur ee deggen dalkan Ingiriiska, waxan mar labaad tacsi tiiraanya leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Daahir Cabdi Bade. Oo sida aan sheegnay ka mid ahaa cuqaasha beesha reer Nuur.
Haddaba, inkastoo aannaan magacyada ehelka wada helin, haddana waxa illaa iyo immiga na soo gaadhay magacyadan hoos ku qoran, oo u badan duqeyda kala deggen London, Luton, Lesiester , Birmingham iyo meelo kale oo dalkan Ingiriiska ah.
1. Ahmedweli Sh.Omer Goth iyo Xaaskiisa.
2. Khadar Cabdi Aden iyo xaaskiisa
3. Ahmed Ibrahim Tani iyo xaaskiisa.
4. Omer Xaai Hadliye iyo xaaskiisa
5. Mahamed Cali Aw Cabdi iyo xaaskiisa
6. Samriye Aden Kaahin iyo xaaskiisa.
7. Abdirahman Cali Kaahiye iyo xaaskiisa.
8. Maxamed Xirsi Gudaal.
9. Xasan Bile Cammir iyo xaaskiisa.
10. Aden Daud Geeddi iyo xaaskiisa.
11. Abiib Dugsiiye iyo xaaskiisa.
10. Muuse Cawaale iyo xaaskiisa.
11. Maxamud Maxamed Xuseen iyo xaaskiisa
12. Ahmed Cabdi Khalif iyo xaaskiisa.
13. Idiris Maxamed Xuseen iyo xaaskiisa.
14. Cabdi Cabdillaahi Aamin iyo xaaskiisa.
15. Hassan Musa Khalief iyo xaaskiisa.
16. Abdi Aden iyo xaaskiisa.
17. Ayaanle Aden iyo xaaskiisa.
18. Abiib Muse ( Mijacase )
19. Faysal Abdillahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
20. Rashid Cabdillaahi Qaalib iyo xaaskiisa.
21. Mustafe Daud iyo xaaskiisa.
22. Daahir Cisman Raage ( Cilmi Dheer ) iyo xaaskiisa.
23. Ali Abdillahi ( Cadduur ) iyo xaaskiisa.
24. Mahdi Ali Aw Cabdi iyo xaaskiisa.
25. Cabdirashid Ibrahim Aw Muxumad iyo xaaskiisa.
26. Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa
27. Mahamed Ahmed ( Shaarloo) iyo xaaskiisa
28. Barre Cabdi iyo xaaskiisa
29. Maxamed Ibrahim Aw Muxumad iyo xaaskiisa.
30. Ahmed Aden iyo xaaskiisa.
31. Abdirahman Abdillahi Aden iyo xaaskiisa.
32. Ismail Aden iyo xaaskiisa.
33. Ali Muxumad Fadal iyo xaaskiisa.
34. Cabdi xaashi iyo xaaskiisa.
35. Maxamed Muuse iyo xaaskiisa
36. Faysal Cabdillaahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
37. Aden Cali warmahaye iyo xaaskiisa.
Awdalpress-London


