Bogga Tacsida ee Marxuum Ahmed Ibraahim Omer (Ahmed-doob)
Ehelada Marxuum Ahmed Ibraahim Cumar ( Axmad-Doob ) ee dalka Ingiriiska oo tacsi u diraya qoyskii uu ka baxay alla u naxariistii Marxuum Axmad-Doob.
March 31, 2010
Awdalpress-London-Inaallilaahi Wa innaa ilaahi raajicuun…Marxuum Ahmed allaha u naxariistii haddii aan nahay eheladiisa deggen dalkan Ingiriiska, waxan tacsi tiiraanya leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Axmad Ibrahim Cumar oo magac weyn ku lahaa waxbarashda dalkiisa, macallin weyna ka ahaa dugsiyada kala geddisan iyo Jaamacaadaha dalka. Waxanan ilaahay uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan innaga siiyo.
Haddaba inkastoo aannaan magacyada ehelka wada hayn waxa haddana illaa iyo immiga na soo gaadhay magacyadan hoos ku qoran, oo kala deggen London, Luton, Lesiester , Birmingham iyo meelo kale oo dalkan Ingiriiska ah.
- Abdirahman Cali Kaahiye iyo xaaskiisa.
- Khadar Cabdi Aden iyo xaaskiisa
- Ahmed Ibrahim Tani iyo xaaskiisa.
- Omer Xaai Hadliye iyo xaaskiisa
- Mahamed Cali Aw Cabdi iyo xaaskiisa
- Samriye Aden Kaahin iyo xaaskiisa.
- Ahmedweli Sh. Omer Good iyo xaaskiisa.
- Maxamed Xirsi Gudaal.
- Xasan Bile Cammir iyo xaaskiisa.
- Aden Daud Geeddi iyo xaaskiisa.
- Abiib Dugsiiye iyo xaaskiisa.
10. Muuse Cawaale iyo xaaskiisa.
11. Maxamud Maxamed Xuseen iyo xaaskiisa
12. Ahmed Cabdi Khalif iyo xaaskiisa.
13. Idiris Maxamed Xuseen iyo xaaskiisa.
14. Cabdi Cabdillaahi Aamin iyo xaaskiisa.
15. Hassan Musa Khalief iyo xaaskiisa.
16. Abdi Aden iyo xaaskiisa.
17. Ayaanle Aden iyo xaaskiisa.
18. Abiib Muse ( Mijacase )
19. Faysal Abdillahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
20. Rashid Cabdillaahi Qaalib iyo xaaskiisa.
21. Mustafe Daud iyo xaaskiisa.
22. Daahir Cisman Raage ( Cilmi Dheer ) iyo xaaskiisa.
23. Ali Abdillahi ( Cadduur ) iyo xaaskiisa.
24. Mahdi Ali Aw Cabdi iyo xaaskiisa.
25. Cabdirashid Ibrahim Aw Muxumad iyo xaaskiisa.
26. Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa
27. Mahamed Ahmed ( Shaarloo) iyo xaaskiisa
28. Barre Cabdi iyo xaaskiisa
29. Maxamed Ibrahim Aw Muxumad iyo xaaskiisa.
30. Ahmed Aden iyo xaaskiisa.
31. Abdirahman Abdillahi Aden iyo xaaskiisa.
32. Ismail Aden iyo xaaskiisa.
33. Ali Muxumad Fadal iyo xaaskiisa.
34. Cabdi xaashi iyo xaaskiisa.
35. Maxamed Muuse iyo xaaskiisa
36. Faysal Cabdillaahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
37. Aden Cali warmahaye iyo xaaskiisa.
Awdalpress-London
Jig-jiga
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN
Haddii aan nahay:
- Xuseen Sh. Maxamed Yuusuf iyo xaaskiisa Ifraax Cali Xuseen
- Cabdishakur Sh. Cmar Sh. Muuse iyo xaaskiisa Fardawsa Saleebaan
- Cabdi aden askar iyo xaaskiisa
- Cabdi Yaxye Muumin
- Sahra aden Cismaan
- Maxamed cabdi muxumed iyo xaaskiisa
- Cabdi casiis cali xuseen
- Cabdiqadir daa’uud xuseen
- Maxamed muuse saleebaan
waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qarabadii uu ka geeriyooday Axmed Ibraahim Cumar (Axmed Doob ) oo ku geeriyooday magaalada Boorama . Marxuumka waxan ILAAHAY uga bayaynaa in uu jannadii ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo…………. Aamiin………………Aamiin.
Awdalpress-London

