Tacsi ku socota Reer Xaaji Daahir Aw Cilmi.

March 1, 2010
By staff-reporter

Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun.

Ahmed Ibraahim Tani

Xasan Muuse Khaliif

Idiris Maydhane

Ahmedweli Sh. Omer Goth

Abdirahman Cali Kaahiye

Abdirahman Jimcale

Maxamed  Xaamud Sheekh

Omer Xaaji Hadliye

Ibraahim Caarre

Omer Jamac

Abdirahman Omer Bile

 Aden Cilmi ( Dallacaaye )

Abdi Maxamuud ( Abdiweyne )

 Ismail Osman Hussien

Maxamed Xasan Mataan

Bashiir Maxamuud

Waxa ay dhammaantoodba tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Xaaji Daahir Aw Cilmi, oo ay walaashood Marxuumad Khadra Xaaji Daahir ku geeriyootay magaalada Boorama, waxanay ilaahay uga baryayaan in uu jannadii ka waraabiyo.

Comments are closed.

Ha iga ooyin aamu hooyo