Archive for July 31st, 2010

Tacsi: Ku Socota Qoyska Reer Muxumed-Tuur

July 31, 2010
By staff-reporter
Tacsi: Ku Socota Qoyska Reer Muxumed-Tuur

Inaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun, Bahda shabakada Awdalpress waxay tacsi u dirayaan qoyska reer Muxumed Tuur oo Hooyadood Xalwo Daahir ku geeriyootay magaalada Boorama, gaar ahaan waxaan tacsida gaadhsiinaynaa Maxamuud Muxumed Nuur iyo Axmed Muxumed Nuur(Coday)  ilaahay samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo marxuumadaas, Ilaahayna janadii fardawsa haka waraabiyo. Aaaaaaaaaaammmiin Waxa iyaguna Tacsidaas...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Badhasaabkii Awdal oo xilkii iska casilay iyo Banaanbixii oo si nabada ku dhacay

July 31, 2010
By staff-reporter
Badhasaabkii Awdal oo xilkii iska casilay iyo Banaanbixii oo si nabada ku dhacay

Awdalpress(Borama) 31 July,10– Badhasaabkii G/Awdal Maxamuud sh,C/laahi ayaa maanta gelinkii dambe shirjaraaid oo uu saxaafada u qabtay ku sheegay in uu xilkii gudoomiyaha G/awdal iska casilay, gudoomiyaha ayaa ku sababeeyay is casilaadiisa ka dib markii ciidan laga soo diray Hargaysa oo yimid Borama, la soo amray in ayna ka amar qaadan Aniga oo ahaa...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ethiopia iyo WSLF oo heshiiyay

July 31, 2010
By staff-reporter
Ethiopia iyo WSLF oo heshiiyay

Awdalpress(Adisababa) 30 july,10–Jabhadda Soomaali Galbeed, WSLF, oo ka mid ah Jabahadaha la dagaallama Ethiopia, ayaa heshiis la gashay dowladda federaalka ee Ethiopia. Munaasbad ka dhacday Addis Ababa saaka, ayaa Wasiirka Federaalka ee Ethiopia wuxuu heshiis dagaalka lagu joojinayo uu la saxiixday Guddoomiyaha Jabhadda WSLF, Shiikh Ibraahim Maxamed Xuseen. Heshiiska qodobbadiisa ayaa waxa aka mid...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Mudaharaadkii ka dhacay Borama iyo kuwo kale oo la filayo yaase Raad ku leh

July 31, 2010
By staff-reporter
Mudaharaadkii ka dhacay Borama iyo kuwo kale oo la filayo yaase Raad ku leh

Awdalpress(Borama) 30 July,10– Mudaharaadkii ka dhacay maanta magaalada Boorama oo ahaa mid lagu diidanaa saamiga golaha wasiirada laga siiyay Awdal, ayaa ahaa mid si kedis ah u bilaabmay maanta Jimcihii, mudaharaadka ayaa waxa ka qayb qaatay dhalinyar wiilal iyo gabdho iskugu jiray, sidoo kale waxay ku dhawaaqayeen ereo ku lid ah dhinaca m/weynaha cusub....
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo