Archive for July 30th, 2010

Bayaan Taageero oo ku Aadan Xukuumada Cusub

July 30, 2010
By staff-reporter
Bayaan Taageero oo ku Aadan Xukuumada Cusub

Anigoo ku hadlaya  afka rasmiga ah ee beesha reer Axamed ee ka mid ah beelaha  Gobolka Awdal iyo guud ahaan Somaliland waxan si kalsooni iyo niyad wanaag leh aan ku soo dhawaynanaa Dawlada cusub ee madaxweynaha Somaliland Axmed Mahamed Maxamuud uu kaga dhawaaqay Magaalada Hargaisa 28 July , 2010 madaxwayne ku xigeena uu ka...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Reer Awdal waxa ay maanta guranayaan wixii ay ka beerteen shirkii Borama ee 1993

July 30, 2010
By staff-reporter
Reer Awdal waxa ay maanta guranayaan wixii ay ka beerteen shirkii Borama ee 1993

Tan iyo markii gooni isutaaga Somaliland lagu dhawaaqaydad ka reer Awdal waxa ay hormood ka ahaayeen nabadayntii,hubka dhigistii iyo isku soo dhawayntii beelaha wada daga Somaliland. Sidoo kale waxa ay udub dhexeed u ahaayeen shirarkii dub u heshiineed ee ka dhacay Burco,Borama iyo Hargeysa.Dadka reer Awdal waxa ay ahaayeen dadkii u gurman jiray colaad...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye

July 30, 2010
By staff-reporter
Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;   Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama.   Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisii ,...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Wardegdeg ah:Mudaharaado ka socda Boorama

July 30, 2010
By staff-reporter
Wardegdeg ah:Mudaharaado ka socda Boorama

Awdalpress(Borama) 30 July,10– Mudaharaado ayaa ka socda magaalada Boorama, kuwaas lagaga soo horjeedo xukuumada cusub iyo tirada laga siiyay wasiirada G/Awdal. Banaanbaxan ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Boorama, waxaana horkacayay dhalinyar wadata boodhadh iyo calan cusub oo labada dhinac buluug ah dhexdana cadaan ah isla markaana bil iyo xidig leh, dhalinayaradan ayaa ku dhawaaqayay...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo