Awdalpress-London-Dawladnimadu maaha wax la iska sheegto, maaha ciidan iyo golayaal la samaysto. Cunuf, shacabka la muquuniyana iskaba dhaaf. Xeer aan shacabka lagala tashan, oo aan miisaan iyo cilmi ku fadhiyinna maaha dariiqadda dawladnimo lagu gaadho . Dawladnimaduse waxa ay ka bilaabantaa wax la isla oggol yahay oo dad isku dal iyo dan ahi ku heshiiyeen. Taasina...
Read more »

