Shirar iyo Abaabul Mucaaradeed oo durba la bilaabay Borama Awdalpress(Borama) 28 July,10– Magacaabista xukuumada cusub ee uu magacaabay M/weynaha cusub Axmed Siilaanyo ayaa ahayd mid si weyn loo sugayay magacaabisteeda, iyada oo la raagsaday ku dhawaaqista xubnaha xukuumada cusub mudada bisha ahayd ee xilka lagula kala wareegayay, xukuumada cusub oo looga yimid ka mid noqoshadeeda...
Read more »


