Archive for July 27th, 2010

Somaliland new president takes power

July 27, 2010
By staff-reporter
Somaliland new president takes power

Awdalpress(Hargaysa) 27 july,10–Before jubilant crowd and large diplomatic presence in Hargiea presidential palace, the victor of Somaliland presidential election, Mr. Ahmed Mohamed Silanyo was sworn as the new president of Somaliland. The Outgoing president Dahir Riyale Kahin handed over power to Ahmed Mohamed Silanyo during a ceremony at the presidential palace in the capital...
Read more »

Posted in Englishnews | Comments Off

Maxaa lagu xasuusan doonaa M/weyne Rayaale ? Maxaase laga Filayaa M/weyne Axmed Siilaanyo

July 27, 2010
By staff-reporter
Maxaa lagu xasuusan doonaa M/weyne Rayaale ? Maxaase laga Filayaa M/weyne Axmed Siilaanyo

Awdalpress(Borama) 27 July,10—Xilwareejintii xilka lagula kala wareegay xarunta madaxtooyada Hargaysa 27 july,10, ee ay la kala wareegeen m/weynihii hore mudane Dahir  Rayaale iyo M/weynaha Cusub Axmed Siilaanyo ayaan ku eegaynaa qormadan waxyaabaha lagu xasuusan karo m/weynaha xilka ka degay iyo waxa laga filayo m/wenaha xilka la wareegay. M/weynihii xilka ka degay waxyaabaha lagu xasuusan...
Read more »

Posted in Editorial | Comments Off

Surcharge on Remittances. By:Adan H Iman, Los Angeles

July 27, 2010
By staff-reporter
Surcharge on Remittances. By:Adan H Iman, Los Angeles

The newly elected president of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo, inherits a state which is unrecognized by the rest of world. In political terms, the country is isolated: it has hardly any diplomatic representatives in its capital, and with few exceptions, Somaliland emissaries are not stationed in foreign capitals. As a consequence, the country...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Siilaanyo oo loo Dhaariyay Xilkii Madaxweynenimo

July 27, 2010
By staff-reporter
Siilaanyo oo loo Dhaariyay Xilkii Madaxweynenimo

Awdalpress(Hargaysa) 27 July,10–Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta munaasabad ka dhacday Hargeysa xilka madaxweynenimo kala wareegay Daahir Rayaale Kaahin. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday qasriga madaxtooyada ee Somaliland waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiyada siyaasadda, golleyaaasha Somaliland iyo wafuud ka kala socota dalalka Djibouti, Kenya iyo Ethiopia. Daahir Rayaale, madaxweynaha xilka ka dagaya iyo Madaxweynaha cusub...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

M/weyne Rayaale oo maanta Xilkii ku wareejin doona Musharaxii ka helay dorashada ee Axmed Silaanyo

July 27, 2010
By staff-reporter
M/weyne Rayaale oo maanta Xilkii ku wareejin doona Musharaxii ka helay dorashada ee Axmed Silaanyo

Awdalpress(Hargaysa) 27 July,10– Munaasbad lagula kala wareegayo xilka M/weynaha ee somaliland ayaa maanta ka dhici doonta xarunta madaxtooyada ee hargaysa, halkaas oo xilka ay kula wareegi doonaan m/weyne rayaale oo xilka m/weynenmo hayay mudo 8 sano ah iyo musharaxii doorashada ku guulaystay ee xisbigii mucaaradka ahaa Kulmiye ee Axmed siilaanyo, xisbigaas kulmiye oo mudo...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Dagaal Dhexmaray Puntland iyo Kooxo Al-shabaab ah

July 27, 2010
By staff-reporter
Dagaal Dhexmaray Puntland iyo Kooxo Al-shabaab ah

Awdalpress(Bosaso) 27 July,10–Dagaal shalay ku dhex maray, ciidanka Puntland iyo koox maamulku ku sheegay in ay yihiin xarakadda Al-Shabaab,tuulada Karin oo 40 km Koofur galbeed ka xigta Bosaso ayaa maanta duhurkii iskiis u joogsaday, halka labadii ciidan ee dagallamay ay goobahooda ku sugan yihiin. Waxaa si wayn loo adkeeyay, amaanka goobaha muhimka ah iyo...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo