Caawa oo ay bisha July tahay 25, sannadka 2010. Waxa magaalada London ka dhacay kulan uu ka soo qayb galay guddoomiyaha ururka samafalka ah ee ARDAA Ibrahim Absiiye oo dhawaan ka soo kicitimay dalka Kanada ee uu deggen yahay, socdaal gaabanna ku soo gaadhay dalka Ingiriiska. Kulankan oo ay qaban qaabiyeen jaaliyadda reer Awdal...
Read more »

