Archive for July 24th, 2010

Madaxda Africa oo Kampala ku sii qulqulaya

July 24, 2010
By staff-reporter
Madaxda Africa oo Kampala ku sii qulqulaya

Awdalpress(Kampala) 24 July,10–Hoggaamiyeyaasha dalalka Afrika ayaa ku soo qulqulaya magaalada Kampala si ay uga qeybgalaan shir madaxeedka Midowga Afrika ee beri furmaya. Madaxda Afrika ayaa ka doodi doona ajendayaasha ugu muhiimsan kulanka oo ay ka mid yihiin xasaradaha ka taagan Somalia, Darfur iyo weliba sidii loo adkeyn laha amaanka qaaradda. Wasiirka Horumarinta Afrika ee...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Hambalyo Aroos oo Ku socota Hasan Mahamed Tani & Naciima Mahamed Togane.

July 24, 2010
By staff-reporter
Hambalyo Aroos oo Ku socota Hasan Mahamed Tani & Naciima Mahamed Togane.

Hambalyo-It gives all of us immense pleasure to convey our best wishes on the auspicious occasion of the wedding of our elder son, Hassan Mohamed Tani with Niciima Mohamed Togane on Monday, the 24th July 2010 in Toronto Canada. May God bless them and grant a long and happy wedded life to the young...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo