Archive for July 23rd, 2010

Bayaankii shirkii TOL ee ka dhacay Kanada ( Canada )

July 23, 2010
By staff-reporter

Horraantii bishii Abriil ayey xubno ka tirsan bulshada Gadabuursigu xarriijin jeexeen ay ku caddeeyeen in ay ka weecdeen arrintii ahayd, kabkab la caadaystay, oo ay u gudbeen in ay lafo-guraan, gunteedana u dhaadhacaan sababaha runta ah ee ay ka soo  farcamaan aafooyinka bulshada ku habsaday, si ay u helaan xal waara oo ku salaysan...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo