AWDALPRESS-LONDON. Dad-weynaha ka soo jeeda gobollada Awdal waxa lagu wargelinayaa in guddoomiyihii Ardaa ( Mr. I Absiye ) uu dadweynaha gobolladaasi kala la hadli doono barnaamijka ururka Ardaa. Sidaasi daraaddeed ballantu waa maalinta Axadda ah ee ay bisha July tahay 25ka sannadka 2010, 5:30 galbnimo. Addresskuna waa: LODGE 64 PINNER ROAD, HARROW HA1 4HZ Hassan...
Read more »

