Archive for July 21st, 2010

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo qiray in Shabaabku joogaan Puntland

July 21, 2010
By staff-reporter
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo qiray in Shabaabku joogaan Puntland

Awdalpress(Bosaaso) 21 july,10–Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar sheegaya in maleeshiyo taabacsan ururka Al-Shabaab oo ay dhawaan calanka Al-Shabaab ka taageen deegaan aan ka fogeyn magaalada Boosaaso. Wareysi khaas ah oo uu siiyay VOA, wuxuu Madaxweyne Faroole ku qiray in Maleeshiyo hubeysan oo taabansan Al-Shabaab ay ku sugan...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Gudoomiyaha Gudida dabagalka hantida dawlada ee G/Awdal Mr.Maango oo ku dhoolatustay D/Hoose ee Borama

July 21, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama)21 July,10– Gudi loo xilsaaray dabagalka hantida dawlada ee G/Awdal oo la soo magacaabay dhawaan, wakhti xilwareejintii dawlada ay ka hadhay todobaad, ayaa hawlgalkoodii u horeeyay ka bilaabay magaalada Boorama 21 july, gudidan oo ka kooban sadex xubnood, waxa soo magacaabay gudi uu magacaabay m/weynaha la doortay oo uu gudoomiye u yahay G/xigeenka labaad...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Ethiopia oo sii deysay madax ONLF ka tirsan

July 21, 2010
By staff-reporter
Ethiopia oo sii deysay madax ONLF ka tirsan

Awdalpress(Jigjiga) 21 July,10–Sida ay xaqiijinayaan warar BBC ka heshay xukuumadda dhulka somalida Ethiopia, waxaa goor dhaweyd xabsiga weyn ee Jig jiga laga sii daayey laba xubnood oo ka tirsanaa golaha dhexe ee jabhadda ONLF. Labada nin oo kala ah Dhiire Caafi iyo Abdinuur Sooyaan waxa laba sano ka hor soo xiray maamulka Puntland ee...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Askar lagu dilay magaalada Boosaaso

July 21, 2010
By staff-reporter
Askar lagu dilay magaalada Boosaaso

Awdalpress(Bosaso) 21 July,10–Laba askari oo boliis ah ayaa  lagu dilay Boosaaso. Labadan askari oo lagu kala dilay bartamaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ka tirsanayeen ciidamo howlgalo raaf ah ka waday magaaladaasi. Dilkaasi ayaa waxaa la sheegayaa inay geysteen rag hubeysan oo aan la ogeyn cidda ay ka tirsan yihiin. mana cadda sababata ka danbeysa dilkaasi. Dilkan askarta...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Shariif oo la kulmay Madaxweynaha Talyaaniga

July 21, 2010
By staff-reporter
Shariif oo la kulmay Madaxweynaha Talyaaniga

Awdalpress(Rome) 21 July,10–Madaxweynaha dawladda kumeelgaarka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa booqaasho ku jooga magaalada Rooma, booqashadaasi oo ah tii u horreysay oo Madaxweyne Soomaaliyeed uu ku tago dalka Talyaaniga, tan iyo markii ey burburtay dawladdi dhexe ee Soomaaliya labaatan sanadood ka hor. Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu ka yimid magaalada Qaahira halkaasi oo uu...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

AU military chiefs draw Somalia war plan

July 21, 2010
By staff-reporter

Awdalpress- 21 July,10-A key Somalia strategy meeting is underway in the Ethiopian capital, Addis Ababa, with military chiefs from across Africa expected to hammer out a plan of action to confront the crisis in the war-torn country. It was announced yesterday on the sidelines of the ongoing AU Summit in Kampala that the African...
Read more »

Posted in Englishnews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo