Awdalpress(Borama) 20 July,10– Ka dib Doorashadii ka dhacday Somaliland, dadka shacabka ah ee reer Somaliland waxa ay u dheg taagayaan waxa ka soo socda Masuuliyiinta la doortay, durbana waxaa dheeraaday bishii xeerku dhigayay in lagula kala wareego xilka madaxtinimada, sidaas oo ay tahay ayaa qaabka loola kala wareegayo xilka dawladnimo ee xisbi mucaarad ahi uu kala...
Read more »


