Awdalpress(Hargaysa) 19 July,10-Madaxweynaha xilka ka degaya mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa wefdiga Britain u sheegay in uu ku faraxsan yahay in doorashooyinkii dalka ka qabsoomay ay si nabad ah iyo xasilooni ah u dhaceen, waxanu intaa ku daray, in uu kursiga madaxtinimada uu si wanaagsan oo sharf leh ugu wareejin doono madaxweynaha cusub Axmed Siilaanyo 27...
Read more »


