Archive for July 18th, 2010

No way out: Inside the world’s biggest refugee camp

July 18, 2010
By staff-reporter
No way out: Inside the world’s biggest refugee camp

How do the thousands trapped in the world’s largest refugee camp survive daily life? Writer and photographer Will Storr reports. Eyes. that’s the first thing I make out in the room’s low corners and overwhelming shadows. Eyes, unnaturally wide, and mechanically chewing jaws. They’re all sitting on the floor and they’re all men –...
Read more »

Posted in Englishnews | Comments Off

African Union summit starts in Uganda a week after bombings

July 18, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Kampala) 18 July,10-The African Union summit started in Uganda on Saturday, nearly a week after triple bombings in the nation’s capital killed more than 70 people. The summit will address various issues, including health, infrastructure and food security. It will also tackle security concerns in Somalia, Uganda’s foreign ministry said in a statement. Islamist...
Read more »

Posted in Englishnews | Comments Off

Muqdisho: Madaafiic Culus iyo Dagaal ka Dhacay

July 18, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Muqdisho) 18 July,10-Ugu yaraan saddex qof ayaa inta la ogyahay ku dhimatay ilaa lix kalena waa ay ku dhaawacmeen madaafiic iyo dagaal maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaafiicda iyo dagaalkuba waxay dhaceen ka dib markii kooxaha mucaaradka ee ku kacsan dowladda kmg ah ay weerareen fariisimo ku yaalla degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag, halkaasoo ay...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Somalia : Caruur Badan oo u Tahriibtay Yemen

July 18, 2010
By staff-reporter
Somalia : Caruur Badan oo u Tahriibtay Yemen

Awdalpress(Yamen) 18 July,10-Warbixin ay soo saartay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa lagu sheegay in tirada caruurta Soomaalida ah ee u tahriibeysa dalka Yemen ay aad u korortay, labadii bilood ee la soo dhaafay. Hay’adu waxay si gaar ah u xustay caruurta da’doodu ka hooseyso 18, ay badda isku soo biimeeyeen...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Ugu yaraan boqol qof oo lagu xiray Kenya

July 18, 2010
By staff-reporter
Ugu yaraan boqol qof oo lagu xiray Kenya

Awdalpress(Nairobi) 18 July.10–In ka badan boqol qof oo Soomali ah ayey booliska Kenya ku xireen caasimada Nairobi, howgal ay boolisku ka fuliyeen xaafada Easleigh ee Somaalidu ku bandantahay. Howgalkan ayey boolisku waxay sheegeen in ay ku baadi goobayeen dadka sida sharci darada ah u galay Kenya. Howgalkan ayaa dhacay maalmo ka dib markii Axaddii...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Xuskii Xasuuqii Xeebta Jasiira ee 1989kii

July 18, 2010
By staff-reporter

Shabakadda Awdalpress iyo hawlwadeennadeedu waxa ay akhristayaasha xusuusinaysaa, xasuuqii xeebta Jasiira ( Muqdisha ) ee sannadkii 1989kii maanta oo kale uu ka geystay xukunkii Siyaad Barre. Xasuuqaasi oo inta rasaas lagu googooyey haadka loogu wadhay aqoonyahanno, ganacsato iyo arday aan waxba galabsan. Falkan oo noqday mid galay baalasha madow ee dambiyada bani’aadamka laga galay,...
Read more »

Posted in Opinion, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo