Archive for July 15th, 2010

AMIIRKA AL-SHABAAB: “Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa fuliyay guutada Shahiid Saalax Nebhaan

July 15, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Mogadishu) 15 July, 10- Amiirka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu-Zubeyr) oo fariin maqal ah soo gaarsiiyay Saxaafadda Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampala ee dalka Uganda ay ka dambeeyeen guutada Saalax Nebhaan ee Xarrakatul Shabaab. Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr wuxuu sheegay in guutadaas ay u rajeynayaan guul iyo nolol wanaagsan,...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Uganda wants peacekeepers to take fight to Somali rebels

July 15, 2010
By staff-reporter

* Uganda wants peacekeepers to go after Somali militants * Al Shabaab leader says planning more attacks KAMPALA, July 15 (Reuters) – Uganda wants new rules of engagement that will allow its peacekeeping troops in Somalia to go on the offensive against Islamist rebels who claimed responsibility for bomb attacks in Kampala last weekend....
Read more »

Posted in Englishnews | Comments Off

Shebab chief says Uganda bombings ‘just the beginning’

July 15, 2010
By staff-reporter

newsinsde MOGADISHU,Thursday, July 15, 2010— The leader of Somalia’s Al-Qaeda-inspired Shebab group, which claimed responsibility for deadly attacks in Uganda, thanked the bombers Thursday and warned that more operations were to come. “What happened in Kampala is just the beginning,” Mohamed Abdi Godane, also known as Abu Zubayr, said in an audio message broadcast...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Obama: “Ha laga Hortago Rabshadaha Xagjirka

July 15, 2010
By staff-reporter
Obama: “Ha laga Hortago Rabshadaha Xagjirka

Awdalpress(W.Wararka) 15 July 10-Madaxweyne Obama ayaa ka hadlay qaraxyadii Kampala, isagoo Africa ugu baaqay inay si wadajir ah uga hortagaan rabshadaha xagjirka. Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in qaraxyadii ka dhacay Uganda ee lagu dilay 76 qof ee daawanayay ciyaartii kama dambeysta ee Koobka Adduunka ay muujinayaan in kooxaha xagjirka ahi ay leeyihiin aragti...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

M/weyne Axmed Siilaanyo oo Magacaabay Wasiiradii U horeeyay

July 15, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Hargaysa)15 July,10-M/weyne Axmed Siilaanyo ayaa ku dhawaaqay magacaabista laba ka mid noqon doona golahiisa wasiirada, labadan wasiir oo ah labadii wasiir ee ugu horeeyay ee ka soo baxa M/weyne Axmed  Siilaanyo xafiiskisa ayaa kala ah. Wasiirka Macdanta iyo biyaha iyo tamarta oo uu u magacaabay Prof.Ismaciil MUUMIN Aaare, Halka uu wasiirka Arimaha dibadana u magacaabay Dr...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo