Awdalpress(Borama)14 July,10- Koox ka socota hantidhawrka guud ayaa ku sugan magaalada Boorama ilaa bilawgii todobaadkan, kooxdan oo baadhis ku samaysay D/hoose ee magaalada Boorama, wakhtigii ololaha doorashadu bilaabmay, isla markaana dib ugu laabtay xagii xarunta laga soo diray, ayaa dad badani isweydiinayaan maalmahan waxa dib u soo celiayay. Kooxdan ka socota Hanti dhawrka guud...
Read more »


