Archive for July 13th, 2010

Al-Shabaab oo sheegatay Jariimaddii Kambaala iyo Uganda oo u miciyalisanaysa.

July 13, 2010
By staff-reporter
Al-Shabaab oo sheegatay Jariimaddii Kambaala iyo Uganda oo u  miciyalisanaysa.

Awdalpress-London-Dagaalyahannada laayaanka ah ee la baxday Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxyadii habeen hore ka dhacay caasimadda dalka Uganda ee  Kampala oo ay ku nafwaayeen dad ka badan 100 qof, intaa labanlaabkeeda la sheegay in ay dhaawaco kala geddisani ka soo gaadheen. Dhacdadaasi oo ay mas’uuliyiin dunada ahi aad u cambaaraysay, qaarkoodna ay...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo