Archive for July 12th, 2010

Dibigii Spain oo geeska daray Liintii Europe iyo saamaynta ay ku yeelatay Dadka Magangalyo doonka ah iyo Mujtamaca guud ee ku nool HOLLAND

July 12, 2010
By staff-reporter
Dibigii Spain oo geeska daray Liintii Europe iyo saamaynta ay ku yeelatay Dadka Magangalyo doonka ah iyo Mujtamaca guud ee ku nool HOLLAND

Awdalpress-London-Ciyaartii kama dambysta ahayd ee K/adduunka ayaa qabsatay dhammaan warbaahinta caalamka, sidaa darteed idinka oo aan filayo in aan badankeennu shaahid u ahayn ciyartaasi sida ay u dhacday, ayaanan iskuba kallifayn in aan maqaalkan idiinkaga sheekeeyo, haddii aan isku dayana ma soo koobi karno faalooyinkii laga qoray amma laga yidhi ciyaartaasi lagu kala baxay maalintii...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Xus loo Sameeyay dadkii lagu Laayay Jidka Gabilay iyo Dilla u dhexeeya Sanad ka Hor iyo Baaq Ehaladoodii Jeediyeen

July 12, 2010
By staff-reporter
Xus loo Sameeyay dadkii lagu Laayay Jidka Gabilay iyo Dilla u dhexeeya Sanad ka Hor iyo Baaq Ehaladoodii Jeediyeen

Awdalpress(Borama) 11 July,10– Qaar ka mid ah eheladii Afartii qof ee lagu laayay Jidka u dhexeeya gabilay iyo Dilla ayaa maanta u sameeyay xus ku beegan maalintii dilka loogu geystay xubnahaas ka koobnaa Afarta qof, oo isku jiray Macalim,Ganacsade,Sheekh iyo farsamoyaqaan. Kulankan oo ka dhacay Hutelka RAYS ee magaalada Boorama, waxaa ka soo qayb...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Madaxweynaha Somaliland dooratay Md Siilaanyo ma waxa uu dawladdiisa u dhisi doonaa sidii Obamaha Maraykanka?

July 12, 2010
By staff-reporter
Madaxweynaha Somaliland dooratay Md Siilaanyo ma waxa uu dawladdiisa u dhisi doonaa sidii Obamaha Maraykanka?

Awdalpress-london-Obama markii uu dawladdiisa u dooranayey wasiirrada, waxa ay la taliyayaashiisii diyaariyeen boqollaal su’aalood oo nooc walba leh, oo qofka dawladda ku biiraya la weydiinayey, waxana su’aalahaasi ka mid ahaa: Weligaa ummadda dambi ma ka gashay? Xaaskaaga ma ku gaftay? Dalka iyo sharciga dambi ma ka gashay? Hanti shacab amma qaran ma cuntay? Aqoontaada iyo waaya...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Al-Shabaab oo loo malaynayo in ay ka dambayso qaraxyada ka dhacay Magaalada kambaalla ee dalka Uganda.

July 12, 2010
By staff-reporter
Al-Shabaab oo loo malaynayo in ay ka dambayso qaraxyada ka dhacay Magaalada kambaalla ee dalka Uganda.

Awdalpress- 12/07/10-Tiro dad ah oo ku dhow illaa 50 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen weerarro loo adeegsaday walxaha Qaraxa oo xalay lagu qaaday meelo kala duwan oo dad ku daawanayeen ciyaartii ugu danbeysay ee Koobka kubada cagta Aduunka oo xalay lagu soo gaba gabeeyey dalka Koonfurta Afrika. Qaraxa hore ayaa...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Abaalgudka FIFA ay siinayso Horyaalka KA2010 iyo Mushaarada Ciyartooyga Qaranka Holland

July 12, 2010
By staff-reporter

FIFA waxa ay bixinaysaa Abaalmarino kala duwan oo la siinayo dhammaan kuwii ka qayb qaatay koobka Adduunka abaalmarintaas oo isugu jirta Lacago , Gunnooyin iwm. Bal haddaba aan fiirinno lacagaha la siinayo kooxaha guulaysta. Abaalmarinta FIFA : Kaalinta Koowaad ku guulaysata KA2010 waxaa la siinayaa €30,000,000 iyo € 600,000 oo Gunno ah, Sidoo kale...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo