Awdalpress(Hargaysa) 10 July,10–Gudida 15 xubnood ka kooban ee uu madaxwaynaha la doortay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo usoo xulay inay uga soo tala bixiso dhismaha dawlada cusub iyo tirada wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada aya saaka shir jaraaid ku qabtay hotel Maansoor ee magaalada Hargeisa kuna soo bandhigay talo bixintoodii. Gudidu waxay tirade wasaaradaha kusoo koobeen 15...
Read more »




