Awdalpress(muqdisho) 09 July,10–Madaxweynaha DKMG ah ee Somalia, Sharif Sheikh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go’aammadii kasoo baxay shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ay horraantii toddobaadkan ku yeeshaan magaalada Addis Ababa. Wareysi gaar ah, oo uu Madaxweyne Shariif siiyey VOA-da, ayuu ku sheegay in shirkii IGAD uu ahaa mid muhiim ah oo madaxda IGAD...
Read more »


