Archive for July 8th, 2010

Doorashadii Somaliland.

July 8, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-London-Doorashadii Somaliland waxa ay ku dhammaatay si guul ah. Waxana ay ahayd doorashadaasi DALCAD haddii dib looga noqdo aan laga soo kaban karayn.   Waxana ay noqon lahayd guuldaro aan muddo dheer laga soo kabteen oo aammaan darro iyo Jahawareer badan dalka ku keenta. Nasiib wanaagse DALCADDII  waa la mooday oo  S/Land ilaahay waa...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Taliyaha Qaybta Booliska ee G/Awdal oo sheegay in aanu Ogayn Komishan la xidhay iyo Askar kaxaysay Komishanka

July 8, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama) 08 July,10–  Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka ee G/awdal Rashiid Xirsi ayaa u sheegay wargaysaka Awdalpress in maanta isaga iyo sadex xubnood oo ka mid ah Komishanka G/Awdal ay ciidan boolis ah ku soo weerareen meel Hutel ah, askartaas oo noo geysatay Hanjabaad, cagajuglay iyo in ay nagu yidhaahdeen waan idin tooganaynaa hadii aad na raaci...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Salaadiinta iyo Waxgaradka Deegaanada Reer Nuur oo Hambalyo u diraya M/weynaha Cusub

July 8, 2010
By staff-reporter
Salaadiinta iyo Waxgaradka Deegaanada Reer Nuur oo Hambalyo u diraya M/weynaha Cusub

Awdalpress(Borama) 09 July,10– Salaadiinta, Aqoonyahanka iyo waxgaradka deegaanada beelaha reer Nuur ayaa maanta shirjaraaid oo ay ku qabteen Hutel Harawa ee magaalada Boorama ay ku sheegeen in shirkoodu ku saabsan yahay hambalyada M/weynaha xilka ku guulaystay, waxayna Ilaahay uga baryeen in uu xilkaas u fudaydiyo si nabad ah wakhtigiisu ugu dhamaado. Madaxdhaqameedada iskugu yimid...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo