Archive for July 7th, 2010

R/wasaaraha Britian David Cameron iyo Maraykan oo soo dhoweeyay doorashada Somaliland

July 7, 2010
By staff-reporter
R/wasaaraha Britian David Cameron iyo Maraykan oo soo dhoweeyay doorashada Somaliland

Awdalpress(London) 07 July,10–Ra’iisal Wasaaraha Britian, David Cameron, ayaa soo dhoweeyay doorashada Somaliland ee sida habsamida ah u qabsoontay.Raiisal Wasaaraha oo ka jawaabayay su’aal lagu weydiiyay Baarlamaanka Britian, gudhiisa, oo ah bal in uu Somaliland ugu hambalyeynayo doorashada, waxaa uu intaa ku daray, in dowladda Britain ay gacan dhaqaale ka geysatay kormeerka doorashada, isla markaana...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Ficiltanka Qabiil halka uu Somali ka gaadhay.

July 7, 2010
By staff-reporter

Dadka Somaliyeed qaarkood, waa ummad u badan qabiiliistayaal, aan marka hore dantooda shakhsiga ah ka fikirin waxna ka qaban. Waxana mararka qaarkood ku qabanaysa in aad asalkoodaba ka faanto. Waayo, waa dad aan is jeclayn, isku tudhin, isku samrin, oo aan dulqaad isku lahayn. Badankoodu waa bilaash xaytayaal aan diin xeerin, dadnimo xeerin aan...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

An Open Letter to Local and Overseas Somaliland Intellectuals! By Noah Arre

July 7, 2010
By staff-reporter
An Open Letter to Local and Overseas Somaliland Intellectuals! By Noah Arre

Awdalprress-London-Dear Somaliland Intellectuals: I would like to send my warmest greetings to you, to President-elect, Mr. Ahmed Silaayo and to Somaliland public as a whole hoping the best for all. I would also like to thank our people for voting peacefully and against all odds! Secondly, my dear Somaliland intellectuals let us talk the...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Ahmed oo dawladaha IGAD ee ku Shiraya Ethopia ka codsaday in Dawladda Somaliya lala soo gaadho ciidan difaaca.

July 7, 2010
By staff-reporter

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka qaybgalay shirkii IGAD ee maalmahan ka socday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa khudbad dareen badan huwan oo uu ka jeediyey madasha shirka ku sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in ay xukunka dalka ay la wareegaan urur diimeedyada xag jirka ah...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo