Archive for July 5th, 2010

Djibouti president commends Somaliland election

July 5, 2010
By staff-reporter
Djibouti president commends Somaliland election

Awdalpress(Djibouti) 05 July,10–The Djiboutian president Mr. Ismail Omar Guelleh for the first time commented on Somaliland presidential election. The president sent a written congratulation letter to the elected opposition leader and chairman of the Kulimye Party, Mr. Ahmed Mohamed Silanyo. In the letter, which was published on the Djibouti News Agency, the president welcomed...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

M/weynaha la doortay haka taxadiro Jinkii UDUBa soo Rogay ee bishii u dambaysay Daakhilka u galay Kulmiye!

July 5, 2010
By staff-reporter
M/weynaha la doortay haka taxadiro Jinkii UDUBa soo Rogay ee bishii u dambaysay Daakhilka u galay Kulmiye!

Hashim Goth, Awdalpress(Borama) 05 july,10– Madaxweynaha la doortay dhawaan ee talada dalka ku guulaystay waxa maalmahan ku socda hambalyooyin iyo talooyin loo jeedinayo, hambalyada ka sokow, waxaa haboon in uu dhegaha u raariciyo talooyinka iyo tusaalaha loo soo jeedinayo, arimahaasi waaa qaar muhiim u noqon kara, isla markaana wax weyn ka tari doona go’aan qaadashada...
Read more »

Posted in Editorial | Comments Off

The Somaliland People Opted for Change

July 5, 2010
By staff-reporter
The Somaliland People Opted for Change

Somalilanders proved that they are different than neighboring countries in that they opted for change by means of one man one vote. As to why people chose Kulmiye is among others Udub have long enough to do something and they have got nothing to do. On the other hand, they made many barriers in...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

Shabakadaha reer Awdal oo qaarkood ay weli wadaan Ololaha doorashadii dhammaatay ee Somaliland.

July 5, 2010
By staff-reporter

Doorashadii Somaliland way dhammaatay, waxana helay xisbiga Kulmiye, madaxweynana waxa loo doortay Ahmed M Silanyo iyo Cabdiraxman Saylici oo ku xigeenkiisa ah. Madaxweye Rayaale iyo ku xigeenkiisuna waxa ay si sharaf leh u hambalyeeyeen guusha u soo hoyatay Kulmiye. Dadweynaha reer Somalilandna aad ayey ugu farxeen sida habsamida iyo is fahamka leh ee ay...
Read more »

Posted in Opinion | Comments Off

PRESS STATEMENT ON 26TH JUNE 2010 SOMALILAND PRESIDENTIAL ELECTIONS BY PROFESSOR IQBAL JHAZBHAY OF THE UNIVERSITY OF SOUTH AFRICA SOMALILAND’S HUGE SUCCESS!!!

July 5, 2010
By staff-reporter
PRESS STATEMENT ON 26TH JUNE 2010 SOMALILAND PRESIDENTIAL ELECTIONS BY PROFESSOR  IQBAL JHAZBHAY OF THE UNIVERSITY OF SOUTH AFRICA SOMALILAND’S HUGE SUCCESS!!!

Awdalpress-London-In my capacity as Professor at the University of South Africa, I was honoured to witness Somaliland’s 2010 Presidential Elections over a 7 day period (22 to 29 June 2010). A veritable feast for field-researchers and NEPAD political activists for good governance! Indeed, this 2nd historic Somaliland Presidential election is a huge success. The...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Xawaaladda Dahabshiil waa shirkad ganacsi shaqana kuma laha siyaasad.

July 5, 2010
By staff-reporter

Awdalprress-London-Tifaf-tirayaasha shabakaddan awdalpress, waxa ay raalli gelin ka bixinayaan maqaal ku soo baxay shabakadda oo aan si fiican looga fiirsan. Waxanan dadkii akhristay u sheegeynaa in ay xawaaladda Dahabshiil aanay qayb ka ahayn siyaasadaha gobolka geeska Afrika. Hase yeeshee, ay tahay shirkad ka ganacsata xawilaadda lacagaha. Shababka Somaliyeedna waxa ay u qabataa shaqo aad...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo