Hargeysa-(Awdalpress)04 July,10—Madaxweyneha la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo) ayaa maanta markii ugu horeysay booqasho ugu tagay madaxweyneha hada xilka ka sii degaya Mud. Daahir Rayaale Kaahin. Booqashadan oo sida ay wararku sheegayaan qaadatay muddo kooban ayay labada hogaamiye salaam ka dib kaga wada hadleen xaalada uu dalku ku sugan yahay iyo sida ugu...
Read more »

