Awdalpress-London-Haddii aan nahay shabakadda Awdalpress, waxa aan si sharaf iyo maamuus leh u hambalyeynaynaa Madaxweynaha cusub ee loo doortay Somaliland Ahmed M Siilaanyo iyo xisbiga uu ka soo baxay ee Kulmiye. Waxanan ku leenahay ku soo dhawow hawshan aadka u culus ee ilaah kuu dooray. Una gudo sida ilaahay jecel yahay. Una diyaar garaw...
Read more »


