Archive for June, 2010

Somaliland Ruling Party Calls For Delay in Election Results

June 30, 2010
By staff-reporter

Awdalpress, 30 jun,10–The ruling party of Somaliland has asked electoral officials to delay announcing results of Saturday’s presidential poll, saying there were “huge irregularities” in the vote. Officials from the UDUB party warned Wednesday that if the election commission announces the results, it could lead to instability that could jeopardize Somaliland’s security. The breakaway...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Xisbiga UDUB: Doorashadii Waa Lagu Shubtay! iyo Sanaaduuqdii oo weli Gobolada taal

June 30, 2010
By staff-reporter
Xisbiga UDUB: Doorashadii Waa Lagu Shubtay! iyo Sanaaduuqdii oo weli Gobolada taal

Awdalpress(Hargaysa) 30 Jun,10–Xogyaha Guud  ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin iyo Guddoomiyaha Ololaha Cismaan Cabdillaahi Ducaale ayaa shir jaraa’id ku sheegay in degmooyin ka tirsan gobollada Hargeysa, Togdheer, Sanaag, iyo Sool ay kushubasho ka dhacday isla markaana ay dacwad u gudbiyeen Guddiga Doorashada Qaranka iyagoo ka digay in Guddiga Doorashadu wax natiijo ah oo horudhac...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Wasiirka Afrika u qaabilsan Ururka Barwaaqo Sooranka ayaa ugu baaqay Xisbiyadu Somaliland inay sugaan natiijada Komishanku ku dhawaaqayo, nidaamkana Ixtiraamaan

June 29, 2010
By staff-reporter
Wasiirka Afrika u qaabilsan Ururka Barwaaqo Sooranka ayaa ugu baaqay Xisbiyadu Somaliland inay sugaan natiijada Komishanku ku dhawaaqayo, nidaamkana Ixtiraamaan

Awdalpress(Hargaysa) 29 Jun,10–Wasikirka Afrika u qaabilsan Ururka Barwaaqo sooranka ee cariga Ingiriiska Mr: Henery ayaa soo dhaweeyay Doorashadii Madaxtooyada ee sida  Nabad-gelyada ah uga dhaceday Somaliand 26 kii June ee Sanadkan 2010 ka Wasiirku waxa kale oo uu Amaanay hawsha wanaagsan ee sida xirfada leh ay u qabteen Komishanka Doorashooyinka Somaliland, sidoo kalena Xisbiyada...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Siilaanyo oo loo diiday xarunta Komishanka iyo Kurbada Kulmiye haysa

June 29, 2010
By staff-reporter
Siilaanyo oo loo diiday xarunta Komishanka iyo Kurbada Kulmiye haysa

Awdalpress(Hargaysa) 29 Jun 10– Musharaxa xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo ayaa maanta loo diiday in uu galo xarunta komishanka doorashooyinka ee Hargaysa, warkaas oo aan ka helay ilo ku dhawdhaw xarunta komishanka, ayaa la sheegayaa in gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna musharaxa M/weynaha ee xisbiga Kulmiye in uu doonayay in uu hubiyo codad loo sheegay in...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Tacsi : Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

June 29, 2010
By staff-reporter
Tacsi : Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Innaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi raajicuun, Bahda Shabakada Wararka ee Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyay geerida ku timid qoyska reer Jaamac Muuse Kaahin oo Aabahood Jaamac Muuse(BaalWaraabe) ku geeriyooday magaalada Boorama 28 Jun 2010, oo lagu Aasay marxuumka xabaalaha Caroqoolaab ee magaalada Boorama, Shabakada iyo hawlwadeenadeedu waxay tacsi u diraynaa dhamaan Qoyska reer Jaamac...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Holland waxa ay U gudubtay Wareegga 4aad ee KA2010, Maxayse Ugu ciyaaraan Midabka liimiga ee ORANG ?

June 29, 2010
By staff-reporter
Holland waxa ay U gudubtay Wareegga 4aad ee KA2010, Maxayse Ugu ciyaaraan Midabka liimiga ee ORANG ?

Awdalpress-London-Holland waa waddan boqartooyo soo jireen ah leh, waxana ay boqortooyadaasi ku abtirsataa magaca qoyskii Willem van Oranje -Nassau, sidaasi darteed ayey ciyaartoyga kubbadda cagta ee qaranku ugu ciyaaraan midabka Orang, oo u ah astaanka midabka Boqortooyada Holland , kaas oo ay u yaqaanniin ORANJE marka ay ku dhawaaqayaan waxa ay u akhriyaan Oranje...
Read more »

Posted in News, Opinion | Comments Off

Wargays ka soo baxa Hargaysa oo Qoray Natiijo Been ah oo la Xidhay

June 29, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Hargaysa) 29 Jun,10– Wargayska la yidhaa SAXAFI oo ah wargays ka soo baxa magaalada Hargaysa ayaa wuxuu saaka qoray warar sheegaya in xisbiga Kulmiye guulaystay, wararkaas oo jaha wareer ku riday dadweynaha ku dhaqan gobolada dalka. Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa amar ku soo saaray in Waragayskaa la xidho, ka dib markii ay jabiyeen Amaradii iyo...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Shirjaraaid oo ay qabteen Kor joogtada doorashada Somaliland

June 28, 2010
By staff-reporter
Shirjaraaid oo ay qabteen Kor joogtada doorashada Somaliland

Awdalpress(Hargaysa) 28 Jun, 10–Kor joogtada caalamiga ah ee doorashadii Sabtidii ka dhacday Somaliland ayaa shir jaraa’id oo maanta ay ku qabatay magaalada Hargeysa, ka sheegtay in ay doorashadu u dhacday si wanaagsan. Kor joogtada caalamiga ah oo ka kala socday wadamo ka tirsan qaaradda Yurub iyo Mareykanka ayaa waxa ay sheegeen in goobaha ay...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Siduu ahaa Culayska iyo Cadaadiskii la Saaray G/Awdal xiligii Doorashada

June 28, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama) 28 Jun,10– Doorashdii 26 jun ka dhacday somaliland ayaa waxay ahayd mid culays weyn ku haysay xisbiyada mucaaradka iyo xukuumada oo tartan xoogani ka dhexeeyay, dhinacyada tartamayay ayaa waxa ka jiray dadaalo kala duwan oo ay qolaba qaab isticmaalaysay. Xisbiga Kulmiye oo isaga aragtidiisu ahayd in uu badiyo oo keli ah, wuxuu isticmaalayay...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Somaliland: Tirinta codadka doorashada oo wali socota

June 27, 2010
By staff-reporter
Somaliland: Tirinta codadka doorashada oo wali socota

Awdalpress(Borama) 27 Jun,10-Somaliland, waxaa ka socda tirinta codadka doorashooyinka madaxtinimo ee shalay ka dhacay guud ahaan Somaliland. Guddoomiyaha guddiga doorashada Somalialnd, Ciise Yuusuf Maxamed, oo u waray weriyaha BBC-da ee Hargeisa Axmed Siciid Cige, ayaa sheegay in codbixintu ay si nabadgalyo ah ku dhacaday. Wuxuu intaas ku daray in Santuuqyada ay ku jiraan codadka...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo