Awdalpress-London-Waxan akhristayaasha sharafta badan ee xiiseeya shabakaddan awdalpress.com wargelinaynaa in aan soo qori doonno taariikhda maamul ee ay shucuubta amma qabaa’ilka Soomaaliyeed ay taariikh ahaan lahaayeen. Sida aad maalmahan aragteenna aanay taariikhda aan qorraa aanay ku koobnaan uun Gadabuursiga Boqorradiisa iyo Ciisaha, ee aan soo ban-dhigi doonno taariikhda beelaha kale ee dega Somaliland iyo Somaliyaba....
Read more »




