Archive for February 7th, 2010

Qalab Culus Oo Dhinaca Biyaha Iyo Wershedeynta Ah 0o La Keenay Borama Iyo Dhibaatada Qalabkaasi Kula soo Kulmay Jidka U Dhexeeya Boorama Iyo Dila

February 7, 2010
By staff-reporter
Qalab Culus Oo Dhinaca Biyaha Iyo Wershedeynta Ah 0o La Keenay Borama Iyo Dhibaatada Qalabkaasi Kula soo Kulmay Jidka U Dhexeeya Boorama Iyo Dila

Posted in February 7th, 2010 Borama-(Lug)-Dadweynaha magaalada Boorama ayaa shalay gellinkii hore isugu soo baxay dhinacyada waddada laamiga ah,  si ay u arkaan ku dhawaad sideed koontaynar oo saaran gaadiidka  dhaadheer ee caanka ka ah dekedda Berbera. Waddoonyinka aadka u liita isla markaana aadka u yar yar Hargeysa iyo Booramana  ku dhex maray si cidhiidhi...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Shirka Aqoonyahanka Awdal & Salal waa tusmo soo dhaweyn mudan

February 7, 2010
By staff-reporter

Awdalpress-Riyadh- Sida uu qeexayo Xadiithkii Nabigeenna Muxammad (SCWS) ee  ahaa “ Walaalkaa u gargaar haddii u gar leeyahay iyo haddii uu gar daran yahay labadaba”; waxan walaalkay Maxamad Xasan Mataan u soo jeedinayaa inuu raaligelin ka bixiyo  maqaalkiisa ku soo baxay shabakadda Harowo ee uu ku daadifaynayo  qaban-qaabada shirka aqoon-yahanka ka soo jeeda Gobollada...
Read more »

Posted in News, Opinion | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo