Taageerayaasha KULMIYE ee Lixda Gobol oo Buuxin Waayey 100 Mitir oo Masalaha ah Hargeysa(Yool)-Taageerayaasha Lixda Gobol ee Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE oo ay weheliyaan kuwa Xisbiga Mucaardka ee UCID, ayaa buuxin waayey Boqol Mitir oo ka tirsan barxadda weyn ee ka horaysa Madaarka Magaalada Hargeysa, halkaasoo ay ku samaynayeen dammashaad ay ku soo dhoweynayeen...
Read more »




