Awdalpress(Hargaysa) 01 Feb.10– Fadhigii golaha guurtida Somaliland ee maanta dhacay oo la soo hordhigay mooshin ku saabsan iscasilaaddii G/xigeenka Golaha Guurtida Sh.Axmed Nuux, ayey xubnaha golaha guurtida ee madasha fadhiday cod Aqlabiyad ah ku diideen iscasilaaddaa, markii la isla afgartay in aanay iscasilaaddaasi aanay soconayna, waxa soo af-jarmay murankii muddaba ka taagnaa golaha dhexdiisa...
Read more »

