Archive for January, 2010

TACSI KU SOCATA REER XAAJI FAARAX QALINLE(CAANA-NUUG)

January 31, 2010
By staff-reporter
TACSI KU SOCATA REER XAAJI FAARAX QALINLE(CAANA-NUUG)

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun. Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo Xaaskoodaba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamnaan reer XAAJI FAARAX QALINLE SHIRAWAC(CAANA-NUUG), reerkiisa, gaar ahaan Cabdilaahi Ibrahim Xaaji Xuseen iyo xaaskiisa Ikraam Faarax Qalinle anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida deg dega ah ee ku timid Allaha u naxariistee FAARAX...
Read more »

Posted in News | Comments Off

30-Kii January 1984 Iyo Xasuustii Duqeyntii Borama

January 30, 2010
By staff-reporter

Jan 30,2010 Borama-(Warsanmag)-Waxay aheyd subax isniineed 30kii january 1984 .Xilligu waa jiilaal ,dhulka oogadiisa oo dhan waxaa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee ku gadaaman magaalada Boorama. Dadku nabad ayey ku waabariisteen intooda badanina waxa ay ku foofeen hawl maalmoodkoodii caadiga ahaa, sida: Ganacsatada oo irridiha u furay meheradahooda...
Read more »

Tags:
Posted in News, Opinion | Comments Off

Warshad cusub oo samayn doonta Saabuunaha Jidhka iyo Cosmatics-ka oo laga Furay Boorama

January 29, 2010
By staff-reporter
Warshad cusub oo samayn doonta Saabuunaha Jidhka iyo Cosmatics-ka oo laga Furay Boorama

Hashim Goth- Awdalpress(Borama)- 29 Jan.10– Wasiirka warshadaha Somaliland Axmed Cali Ubaxle oo ay weheliyaan wasiirka warfaafinta Axmed X.daahir iyo wasirka qorshaynta Qaranka Cali Sanyare ayaa shalay xadhigga ka jaray warshad cusub oo soo saari doonta alaabta la isku qurxiyo ee Cosmatics-ka loo yaqaan, warshaddan waxa iska leh hantiile reer Awdal ah oo magaciisa la...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

ANALYSIS: Explosions raise fears over Somaliland stability

January 29, 2010
By staff-reporter
ANALYSIS: Explosions raise fears over Somaliland stability

HAIRGEISA, 29 January 2010 (IRIN) – The latest bomb explosion in Somalia’s self-declared independent republic of Somaliland raises concerns over the lack of government presence in the Las-anod area, says an analyst. Among those injured in the blast, which killed one person and injured five on 28 January, was the governor of Sool region,...
Read more »

Posted in News | Comments Off

The Mayor who burned his candle at both ends

January 29, 2010
By staff-reporter
The Mayor who burned his candle at both ends

  (Alnuur)Jan 29 – Strange but true story was reported last Saturday by Awdalpress. The story was the first of its kind in Somaliland. Even the head line was mind boggling let alone the whole story. For sure now, Security is getting out of hand in the Republic and specially for the Awdalites and...
Read more »

Tags:
Posted in Uncategorized | Comments Off

Dowladda Jabuuti oo sheegtay inay ciidammo nabad ilaalin ah oo ka mid noqda AMISOM u dirayso Soomaaliya

January 29, 2010
By staff-reporter
Dowladda Jabuuti oo sheegtay inay ciidammo nabad ilaalin ah oo ka mid noqda AMISOM u dirayso Soomaaliya

Awdalpress ( Djabouti)- Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo uu ka furmayo shirka madaxda dalalka Afrika, ayaa wasiirka arrimaha dibadda ee Jabouti ka sheegay in dalkiisu uu u dirayo Soomaaliya 450-askari oo xoojiya ciidamada ka socda Midowga Afrika ee ku sugan halkaas. Horena waxa uu Madaxweynaha Jabouti Mudane Omer Geelle u go’aansaday in...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Mahadnaq & Hambalyo Amoud Foundation USA

January 28, 2010
By staff-reporter

Awdalpress (London )-Waxan aad ugu faraxnay oo aan ku hambalyeynaynaa Ururka Amoud Foundation kaalmada wax ku oolka ah ee ay ka gaysteen dhismaha iyo qalabaynta Cusbitaalka Amoud ee Gobolka Awdal, gaar ahaan Boorama. Haddii aad tihiin Amoud Foundation Waxan ka markhaati nahay kaalmada aad  had iyo jeer u samaysaan dadka baahan, waxana aad maanta qaaddeen tallaabo  hormood...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

NH teacher, 100, gets degree a day before dying

January 28, 2010
By staff-reporter
NH teacher, 100, gets degree a day before dying

CONCORD, N.H. – It was Harriet Richardson Ames’ dream to earn her bachelor’s degree in education. She finally reached that milestone, nearly three weeks after achieving another: her 100th birthday. On Saturday, the day after receiving her diploma at her bedside, the retired schoolteacher died, pleased that she had accomplished her goal, her daughter...
Read more »

Posted in Englishnews, News | Comments Off

African Cup of Nations in Angola

January 27, 2010
By staff-reporter
African Cup of Nations in Angola

  Awdalpress(source-Eurosport)Africa welcomes Football in 2010. All 32 matches will be LIVE on Eurosport and Eurosport 2 (28 matches on Eurosport and 4 on Eurosport 2).Two matches at 16:45 and 19:15 CET will be broadcast everyday during the Group Stage. African Cup of Nations in Angola 10 to 31 January Africa welcomes Football in...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Dhul laga qabsaday Puntland iyo Xiisad ka dhalatay kulankii saraakiil ciidan oo S/land ah iyo wasiir ku xigeen Puntland ka tirsan

January 27, 2010
By staff-reporter
Dhul laga qabsaday Puntland iyo Xiisad ka dhalatay kulankii saraakiil ciidan oo S/land ah iyo wasiir ku xigeen Puntland ka tirsan

                                                     Awdalpress (Laascaanood)-Kulan xaasaasi ah ayaa maanta ka dhacay madaxtooyada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland kulankan oo dhex maray xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland iyo xildhibaano ka soo jeeda SSC ayaa waxa lagu soo qaaday laba qodob oo xaasaasi ah, labadan qodob oo kala ah.   kulan shalay dhexmaray laba xubnood oo ka...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo