awdalpress.com

Xuska 18 May ee lagu qabtay Magaaada Boorama Halkan ka Daawo wasiirada iyo xubnaha kale ee ka hadlay.. Haashim Goth

Xuska Maalinta 18 May oo laga xusay Boorama weriye Khadar Maxamed Xasan Labaqaydle ayaa qaadaa dhigaya

Dawladnimadii Somaliland fudayd badan baa ku jira, haddii maanta wax laga qaban waayana Khatarteeda ayey leedahay.
Awdalpress ( London) – Haddii aan anigu wasiirrada qaarkood ahaan lahaa waxa aan bannayn lahaa kursiga, si uu u soo fadhiisto ku iga khibrad iyo nasiib badan. Madaxweynuhuna maaha in uu ka xishoodo amma ku eego shakhsiyaadka dadaalaya, ee aan is lahayn wax hagrada, laakiin ku guulaysan waayey in ay hawshooda si fiican u gutaan.

Sideedaba dadku way ku kala nasiib badan yihiin shaqada iyo noocyadeeda….xataa ciidammada ayaa ku kala nasiib badan dagaal gelinta, ganacsatada ayaa ku kala nasiib badan sida wax loo iibiyo. Sidaasi daraaddeed, haddii shaqada laguu diray amma aad doonatay aadan nasiib ku lahayn, dadka ha lugoyn ee faraha ka qaad. Una bannee cid ku nasiib iyo farsamo dhaanta.

Waxan arkaynaa dalkii Somaliland halka uu maanta gudo iyo dibadba marayo….waxana ugu wacan nasiib darrada aan ka hadlayno. Laakiin cid aan ku canaanaynaa ma jirto. Turxaan bixintuna waxa ay noqonaysaa in bal labadaa wasaaradood dad kale lagu eego.

Ta kaliya ee aan madaxda wasaaradahaasi ku caananayaa waxa weeyi, fudaydka amma deg degga ay hawlaha u wadaan….sida heshiisyada Somaliya ee ay ku deg degayaan amma hawlaha beesha caalamka ee aanay ka fiirsanayn. Ee marka ay runtu hortimaaddo ay sheeko taban haddana kala hor tagayaan. Waxa kale oo arrimaha gudaha iiga muuqda fudaydka maanta lagu maxkamadeeyey dadkii ciidanka ay iska hor yimaaddeen. Oo mid lala yaabo ah.

Haddii ay dadka maxkamadda ciidanku maxkamadaysay ay yihiin ciidan dambi ka galay dalka…amma goostay oo la soo qabtay, waa mid ku habboon in maxkamad Millatari la saaro, laakiin dad shicib gadooday ah, in Maxkamad Millatari la saaraa….waa talo ay carruuri ka soo talisay. Dawladnimaduna sidaasi maaha. Dunida aan dawladnimadeenna ka iibinaynaana sidaa waxa ay u aragtaa ashin xumo. Sida wanaagga dawladnimo ku jirtayna waxa ay ahayd in la baadho dadkan hubaysani halka ay iska soo abaabuleen iyo cidda ka dambeysey, oo wakhti la siiyo baadhista.

Sawir kale haddii aan soo qaadanno, ta maxkamadda u baahani waa ta Musuq Maasuqa ee Xamari iyo ragga kale loo xidh xidhay amma ta Boqor Cisman Buur-madaw loo xidhay. Ee maalin walba inta waa la xukumayaa la yidhaa haddana maxkamadda laga celinayo. Aaway Liiskii uu Wasiir Duur uu ka hor akhriyey odayada Dilla, ee uu ku sheegay in ay hayaan dadkii geystay xasuuqii Seemaal.

Waxaasi oo dhammi waa nasiib darrada ay mas’uuliyiinta labadaa wasaaradood ku wiiqeen  dawladnimadii Somaliland. Ee siyaasaddii guduhuna ay ciinka daaqday,  tii dibadduna ay keentay in waxa aan markhaatiga ka nahay la timaaddo. Markaa maxaa la gudboon Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa…..mise sidaa ayaa lagu sii socon? Maxaase la gudboon shacaka iyo waxgaradkiisa? Mas’uuliyiinta aan guusha wadinna maxaa la gudboon….su’aalahaa waxa aan u daynaynaa akhristaha maqaalkan.

Awdalpress.com

BBC NEWS Africa.
Death penalty for Somaliland raid

Congo warlord’s ‘days numbered’

Man held over Kenya club attack

Seven die in south Libya clash

Taylor says witnesses ‘bought’ 95

UN warns of South Sudan hunger

EU forces raid Somali pirate base

Nigeria divorcees in mass wedding

Libya’s Belhadj to enter politics

Tacsi ku socota reer Cilmi Fariid.
Innaa Lillaahi Wa innaa Ilaahi Raajiciin…..Aniga oo ku hadlaya magaca reer Aamin Cawil, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, reer Cilmi Fariid, geerida ku timid hooyadood….waxanan leenahay ilaahay Jannadii ha ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan ha innaga siiyo…

Aammiin.

Ibrahim Maxamed Aamin

Waa qudbaddii uu Ugaaska Gadabuursi…. Ugaas Cabdirashid uu ka jeediyey xafladdii London ka dhacday, nala daawada

Awdalpress.com

Hay’adda Amoud-Foundation oo deeq Raashin ah gaadhsiisay Xarunta Caruurta Agoomaha ah ee Kaalmo ee Magaalada Boorama

Tacsi ku socta Reer Axmed Handulle (Gaydh)
Inalilaah Wa inaa ilayhu Raajicuun,Waxa maanta magaalada Djibouti ku geeryooday Allaha u naxariiste Marxuun Xaaji Axmed Xandule (Gaydh),waxan tacsi u diraynaa dhamaan eheldaii iyo qaraabadii uu ka tagay  Marxuunku meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan waxan tacsi u diraynaa fanaadda wayn ee Deeqa Axmed Gaydh.haddii aan nahay bahda Awdalpress iyo Hawl wadeenadeeda waxaan leenahay Ilaahay ha u naxariisto Jannadii Farduusana ha ka waraabiyo.

Ilahay ha u naxariistii janno ha ka waraabiyo  Xaaji Axmed Xandulle (Gaydh) .

Amiin Amiin  Amiin

Haji Nuur Hussein Fariid Oo Maanta Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Ugaas Cabdi Rashiid
Haji Nuur Hussein Fariid oo ka mid ah wax-garadka iyo aqoonyahanada reer Awdal ee qurba jooga ah oo ay weheliso Marwadiisa Marwo Fadxiya Muumin Fariid ayaa qado sharaf si heer sare ah loo soo agaasimey u sameeyey Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi iyo Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo maalmahan safar shaqo ku jooga wadankan UK.

Casuumada qado sharafta oo ka qabsoontey guriga Haji Nuur Hussein Fariid oo dhaca bariga magaalada London ayaa waxaa ka soo qeyb galley dadwayne aad u tiro badan kuwaasi oo galbinayey Ugaaska Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi iyo Suldaanka abubakar Cilmi Wabar.

Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ayaa munaasibada qado sharafta ka soo jeediyey erayo waano iyo kaftan isugu jira waxaana dadweynihii guriga joogey uu ku booriyey in ay ku dadaalaan horumarinta dhulkeeda hooyo.

Sidoo kale waxa uu Suldaanku aad ugu mahadceliyey qoyska marti qaadka u fidiyey oo uu yidhi  ”Ilaahey ha idinka abaal mariyo sida wanaagsan ee aad noo sharafteen” Waxa kale oo uu intaas daba dhigey ” Ilaahey waxaan idiinka rajeyneynaa in uu idinka yeello reerkii jira ee jooga, wanaaga iyo kheyrkaa aad nagu soo dhaweyseena in uu idiin siyaasiyo ayaan Rabbi ka baryeynaa”.

Ugu dambeyntiina Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaa u duceeyey qoyska hadhimo sharafeedka u sameeyey iyo waliba ka soo qeyb galayaashii casuumada.

Wariye

Abdirisaaq M Barkhad.

Tacsi ku socota reer Cilmi Fariid.
Annagoo ku hadlayna magaca Reer Cumar Bille iyo magaca Reer Cabdi Khalif oo dhan waxaan halkan tacsi tiiraanyaysan uga  diraynaa dhamaan reer Cilmi Fariid meel kastooy joogaanba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyo Shukri Iimaan Wacays oo maanta ku geeriyootay magaalada Boorama .waxaanan illahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo iyagana  samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

Mohamed Omer Bille Iyo Ruqiya Cabdi Khalif

London