Hambalyo

Hambalyo Dhalasho.

August 22, 2010
By staff-reporter
Hambalyo Dhalasho.

Dhammaan reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaanba waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Xuseen Sh. Maxamad Yuusuf iyo  Ifraax Cali Xuseen oo ay gabadhi ugu dhalatay magaalada Jidjiga. Waxanan ilaahay uga baryeynaa in ay gabadhaasi  noqoto tii dunida wax fiican ku soo kordhisa. Sidaasi si le’eg waxa iyaguna hambalyo iyo...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo Meher

August 11, 2010
By staff-reporter
Hambalyo Meher

Dhammaan Dadkan Hoos ku Qorani waxa ay Hambalyo u dirayaan     Boqorka Mohamed Abdilaahi Samatar iyo Boqorada Hana Daa,uud Cilmi, oo Meherkoodu Ka Dhacay magaalada Borame, Hotel Rays 09/08/2010. Waxanan leenahay noqda kuwii ubad khayr qaba kala hela, ee Gurigooda Lagu Nasto, kuna Liibaana …Amin Amin 1.Hooyo Safiya Cllaahi Aadan 2. Habo Caasha...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Bahda Shabakada Awdalpress Waxay idin leedahay Ramadaan-Kareem

August 11, 2010
By staff-reporter
Bahda Shabakada Awdalpress Waxay idin leedahay Ramadaan-Kareem

Dhamaanba Bahda Shabakada Awdalpress iyo hawlwadeenadeedu waxay dhamaanba ummaddaha Islaamka meel kasta oo ay joogaan leeyihiin Ramadaam Kareem bilashada bisha Ramadaan darteed, Bisha barakaysan ee Ramadaana Ilaahay khayrkeeda ha inna siiyo, Bishaa bisheedana kuwii khayr iyo wanaag ku gaadha ha inaga yeello, Ummadaha islaamka iyo Soomaali oo dhanba Cibaado fiican iyo camal wanaagsan ayaan...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Salaadiinta iyo Waxgaradka Deegaanada Reer Nuur oo Hambalyo u diraya M/weynaha Cusub

July 8, 2010
By staff-reporter
Salaadiinta iyo Waxgaradka Deegaanada Reer Nuur oo Hambalyo u diraya M/weynaha Cusub

Awdalpress(Borama) 09 July,10– Salaadiinta, Aqoonyahanka iyo waxgaradka deegaanada beelaha reer Nuur ayaa maanta shirjaraaid oo ay ku qabteen Hutel Harawa ee magaalada Boorama ay ku sheegeen in shirkoodu ku saabsan yahay hambalyada M/weynaha xilka ku guulaystay, waxayna Ilaahay uga baryeen in uu xilkaas u fudaydiyo si nabad ah wakhtigiisu ugu dhamaado. Madaxdhaqameedada iskugu yimid...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo Dhalasho.

June 24, 2010
By staff-reporter
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo Dhalasho.

Awdalprress-London-Shabakadda Awdalpress iyo dhammaanba reer Sheekh Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay hamalyeynayaan,  Abdirahman A Aamin Aare iyo Habiba Mohamed Jama oo uu wiil ugu dhashay Cusbatalka  Northwich Park ee ku yaalla magaalada London ee carriga Ingiriiska. Wiilkani oo loo bixiyey Amin, waxa aan leenahay noqo kii dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca…..aaammmiiin Awdalpress...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo Meher: Md. Abiib Daahir Camir Iyo Marwo Khadra Muxumed Xussein.

June 8, 2010
By staff-reporter
Hambalyo Meher: Md. Abiib Daahir Camir Iyo Marwo Khadra Muxumed Xussein.

Awdalpress-London-Dhammaan Dadkani hoos ku qoran oo ka mid ah jaaliyadda Gobolada Awdal,Salal iyo Gabiley ee ku nool Wadanka Norway waxa ay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Md.Abiib Daahir Caamir iyo Marwo Khadra Muxumed xussein. oo meherkoodu ka dhacay 06-06-2010 magaalada Borame gaar ahaan Hotel Rays. Dhammaan Dadkani hoos ku qoran oo ka mid ah...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo Meher.

May 30, 2010
By staff-reporter

  Aniga oo ah Cabdi Barkhad Miicaad oo ku magac dheer Cabdi-shimbir iyo Xaaskayga iyo Carruurtayduba waxan tahniyd iyo hambalyo u diraynaa walaalkay Ahmed Barkhad Miicaad oo meherkiisu ka dhacay BOLOL. Waxanan ilaahay uga baryeynaa in uu reerkaa cusub ka yeelo mid barakaysan….aammmiiin..aammiin. Sidoo kale waxa hambalyada u diraya Ahmed Barkhad, asxaabta hoos ku...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo : Dhalasho Farxad leh Gabadh ugu dhalatay Axmed-Salaan iyo Rahma dalka Sweden

May 20, 2010
By staff-reporter
Hambalyo : Dhalasho Farxad leh Gabadh ugu dhalatay Axmed-Salaan iyo Rahma dalka Sweden

Dhamaan waxay dadkani hoos magacdoodu ku taalaa waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Axmed-Salaan Isaq Wabar & Rahma Xassan Adan oo ay gabadhi ugu dhalatay dalka Sweden 12,May 17, 2010,  Gabadhaas oo loo bixiyay Aisha-baar Waxaanay Illaahay uga baryayaan inuu ka dhigo midi dalkeega, dadkeega iyo diinteedaba anfacda.  Aamiin Aamiin Aamiin Dr. Saciid Ahmed...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo ku socota Ubah Essa oo Dhamaysatay Jaamacada “University of Illinois at Chicago”.

May 12, 2010
By staff-reporter
Hambalyo ku socota Ubah Essa oo Dhamaysatay Jaamacada “University of Illinois at Chicago”.

Dhamaan jaaliyadda reer Awdal ee degen magaaladda Chicago waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan dhamaan qoyska reer ISSE IBRAHIM KOHI iyo inantooda UBAH ISSE  oo ka qalin jabisay  bishu markay  ahayd 05/09/2010, Jaamacadda caanka ah ee layiraa University of Illinois at Chicago.Jaaliyaddu waxay ilaahay uga baryayaan in waxa ay baratay uu...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Hambalyo: Boqor Faisal Abdiqadir Mohamed iyo Boqorada Rahma Cabdi Barxadleh.

April 22, 2010
By staff-reporter
Hambalyo: Boqor Faisal Abdiqadir Mohamed iyo Boqorada Rahma Cabdi Barxadleh.

Awdalpress-Luton-Annaga oo kala ah ehelada magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan halkan hambalyo iyo duco aan la soo koobi karin uga diraynaa Boqorka Faisal Abdiqadir Mohamed iyo Boqorada Rahma Cabdi Barxadleh oo meherkoodu ka dhacay  Magaalada Luton ee dalka Ingiriiska.taariikhdu markay ahayd 17kii April 2010. Waxannu leenahay Rahma iyo Faisal  noqda qoyskii isku waara...
Read more »

Posted in Hambalyo | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo