Tacsi

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota Eheladii Marxuum Maxamed Kamil Faarax.

September 9, 2010
By staff-reporter
Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota Eheladii Marxuum Maxamed Kamil Faarax.

Awdalpress – London – Bahda shabakadda awdalpress.com waxa ay tacsi u dirayaan eheladii uu ka baxay allaha u naxariistee Maxamed Kaamil Faarax, oo Salaasadii usbuucan ku geeriyooday magaala madaxda Somaliland ee Hargeysa. Si gaarna waxan  geeridan naxdinta leh uga tacsiyadaynaynaa walaalkii Aden Kaamil Faarax oo ku nool Holland. Waxanan leenahay INNAA LILLAAHI WA INNAA...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Cambaarayn: Dagaalka Umulo Dooxa ah ee Muqdisho.

August 25, 2010
By staff-reporter
Cambaarayn: Dagaalka Umulo Dooxa ah ee Muqdisho.

Awdalpress-London-Shabakadda Awdalpress iyo hawl wadeennadoodu waxa ay cambaaraynayaan dagaalka macno darrida iyo jaahilnimada huwan ee ka socda koonfurta Somaliya gaar ahaanna Muqdisha iyo hareeraheeda. Shacabka iyo  maatida dhiiggooda ay dad xunku  xalaalaysteenna waxan ilaahay uga baryeynaa in uu dhibta ka dul qaado. Inta dagaalka waddana waxan oogada uga tuuraynaa nacdal iyo cambaarayn. Hoogga iyo...
Read more »

Posted in Opinion, Tacsi | Comments Off

Tacsi ku socota qoyska reer Barkhad Ismaaciil

August 19, 2010
By staff-reporter
Tacsi ku socota qoyska reer Barkhad Ismaaciil

Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun Bahda shabakada wararka ee Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuumad KHADIIJA BARKHAD ISMAACIIL oo ku geeriyootay magaalada Boorama, waxay tacsi u dirayaan Ehaladii iyo Qoyskii reer Barkhad Ismaaciil ee ay ka baxday iyo walaalaheed oo dhan sida Suldaan Cali Nuur Camir, Ilaahay...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Tacsi: Ku Socota Qoyska Reer Muxumed-Tuur

July 31, 2010
By staff-reporter
Tacsi: Ku Socota Qoyska Reer Muxumed-Tuur

Inaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun, Bahda shabakada Awdalpress waxay tacsi u dirayaan qoyska reer Muxumed Tuur oo Hooyadood Xalwo Daahir ku geeriyootay magaalada Boorama, gaar ahaan waxaan tacsida gaadhsiinaynaa Maxamuud Muxumed Nuur iyo Axmed Muxumed Nuur(Coday)  ilaahay samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo marxuumadaas, Ilaahayna janadii fardawsa haka waraabiyo. Aaaaaaaaaaammmiin Waxa iyaguna Tacsidaas...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye

July 30, 2010
By staff-reporter
Tacsi ku socda ehelka Cabdi Maxamuud Obsiiye

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;   Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama.   Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisii ,...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Tacsi : Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

June 29, 2010
By staff-reporter
Tacsi : Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Innaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi raajicuun, Bahda Shabakada Wararka ee Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyay geerida ku timid qoyska reer Jaamac Muuse Kaahin oo Aabahood Jaamac Muuse(BaalWaraabe) ku geeriyooday magaalada Boorama 28 Jun 2010, oo lagu Aasay marxuumka xabaalaha Caroqoolaab ee magaalada Boorama, Shabakada iyo hawlwadeenadeedu waxay tacsi u diraynaa dhamaan Qoyska reer Jaamac...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Tacsi ku socota Ehelada Marxuum Sh.Cumar Barkhad iyo Abdillaahi Aden(Shiine )

June 3, 2010
By staff-reporter
Tacsi ku socota Ehelada Marxuum Sh.Cumar Barkhad iyo Abdillaahi Aden(Shiine )

Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun. Annaga oo ah Jaaliyadda beesha reer Nuur ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxan tacsi u diraynaa ehelahii Marxuum Sh. Omer Barkhad rooble iyo eheladii  Marxuum Abdillaahi Aden Xasn Bullaale, oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Shiine, oo ku kala geeriyooday  magaalada Ruqi iyo Borama gobolka Awdal. Geeriyahaasi naxdinta leh...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Tacsi: Marxuum Sh.Cumar Barkhad Rooble oo ku Geeriyooday Ruqi

June 2, 2010
By staff-reporter
Tacsi: Marxuum Sh.Cumar Barkhad Rooble oo ku Geeriyooday Ruqi

Bahda Shabakada Wararka ee Awdalpress iyaga oo ka tiiraanyaysan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Sh.Cumar Barkhad Rooble oo maanta lagu aasay magaalada Ruqi, waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii uu marxuumku ka baxay, Innaa Lilaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun. Marxuumku wuxuu ahaa Duqayda iyo Culimada sida weyn looga yaqaanay guud ahaan gobolka...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Tacsi Awdalpress,ARDAA iyo Dadkale u dirayaan Maxamud Roble iyo Ibado Gele

May 19, 2010
By staff-reporter
Tacsi Awdalpress,ARDAA iyo Dadkale u dirayaan Maxamud Roble iyo Ibado Gele

 BahdaShabakada Awdalpress waxay tacsi u diraysaa Maxamuud Rooble oo walaalkii ku geeriyooday dalka USA, Ilaahay samir iyo Iimaan ha ka siiyo Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay marxuumkaasi, gaar ahaan Walaaladii uu u horeeyo Maxamuud Rooble tafatiraha Saylac.com, Aaammiiin  Awdalpress waxa kale oo ay Tacsi u dirayaan Cibaado Geele oo Aabaheed ku geeriyooday Awdal,...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

TACSI ku socota Ehelada Caaqil Daahir Cabdi Bade

May 2, 2010
By staff-reporter
TACSI ku socota Ehelada Caaqil Daahir Cabdi Bade

Dhammaan dadka hoos ku qoran waxay TACSI u dirayaan eheladii uu ka baxay ILLAAH ha u naxariisee DAHIR ABDI BADE oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Borama ee Gobolka Awdal. Waxaan ILLAAH ka baryeynaa in uu Dahir jannadii fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.   1. Ahmed Osman Kamil...
Read more »

Posted in Tacsi | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo