Awdalpress-Washington – Ka dib markii aan akhriyey qaylo-dhaantii uu Suldaan Saleebaan Cali oo ka mid ah madax dhaqameedka ugu waaweyn G/Awdal uu u jeediyey Madaxda Somaliland kuna tilmaamay in xaaladda dhaqaale ee Gobolada Awdal iyo Salal ay tahay mid naxdin leh, ayaan tiriyey tixdan gaaban ee soo socota oo aan ku baraarujinayo qurbajooga Reer...
Read more »



