Somalinews

Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho

September 9, 2010
By staff-reporter
Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho

Awdalpress(Muqdishu) 09 Sep.10–Wararka kasoo baxaya weerar isiidaamin ah oo duhurnimadii maanta oo Khamiis ah lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya inay ku dhinteen dad ka badan 10-qof oo la rumeysan yahay inay ku jiraan ciidamo ka tirsan ilaalada garoonka diyaaradaha Soomaaliya iyo kooxihii weerarka geystay. Goobjoogayaal ku sugnaa garoonka xilliga uu weerarku dhacayay...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin) oo laga sii daayay Jeelka Boorama

September 9, 2010
By staff-reporter
Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin) oo laga sii daayay Jeelka Boorama

Awdalpress(Borama) 09  Sep.10– Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin) ayaa maanta laga sii daayay Jeelka magaalada Boorama, ka dib markii ay ku xidhnaayeen Saldhiga Booliska iyo Jeelka boorama mudo ka badan laba todobaad, sii daynta labada xildhibaan ayaan wax ka weydiinay W/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Cali Xaamud Jibriil oo u yimid sii daynta labada Xubnood...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Cadaadiska Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka

September 9, 2010
By staff-reporter
Cadaadiska Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka

Awadalpress(Ohio) 09  Sep.10–Xawaaladaha Soomaalida ee magaaladda Columbus Ohio ee dalka Maraykanka ayaa ka cabanaya mamnuucid ay saareen xawaaladaha Soomaalida, Shirkadaha iyo Bankiyada ku yaala gobolka  Ohio ee dalkaasi. Wakiilka Shirkadda Xawaaladda Mustaqbal ee  magaaladda Columbus, Maxamed Xirsi ayaa Bar-kulan u sheegay in caqabadaha dirista lacagaha Soomaalida ka haysata dalka Maraykanka ay tahay dhinaca sharciyadda iyo cabsi laga qabo...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Baanka Horumarinta Islaamka iyo Ardayda Soomaaliyeed

September 9, 2010
By staff-reporter
Baanka Horumarinta Islaamka iyo Ardayda Soomaaliyeed

Awdalpress(Sanca)09  Sep.10–Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa taageero waxbarasho u fidiya ardayda Soomaaliyeed ee kaalimaha wanaagsan ku guuleysata kuwasoo wax ku barta dugsiyada hoostagga daladda waxbarashada ee  FPENS. Guddi ay leeyihiin ardayda uu waxbarshada ka bixiyo Bankiga Islaamka oo xalay xaflad mahadcelin ah ugu sameeyay magaalada Sanca ee dalka Yemen Bankiga Islaamka, ayaa guddigu ay sheegeen in...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Haweenka Magaalada Leister UK. oo Deeq Soo gaadhsiiyay Ururka Agoomaha Kaalmo

September 9, 2010
By staff-reporter
Haweenka Magaalada Leister UK. oo Deeq Soo gaadhsiiyay Ururka Agoomaha Kaalmo

Awdalpress(Borama) 09  Sep.10– Haweenka qurba jooga ee Leister UK ayaa ugu soo deeqay caawimo ciida fidriga, deeqdaas oo uu waday C/qaadir Muxumed Barkhadle oo isna ka mid ah Jaaliyada Yurub degen wuxuu deeqdaas gudoonsiiyay Haweenka maamula Ururka Agoomaha ee Kaalmo, ugu Horayn C/qaadir wuxuu u sheegay ururka kaalmo in ay deeqdan u soo dhiibeen Haweenka magaalada...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

September 8, 2010
By staff-reporter
Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

Awdalpress (Hargaysa) 08 Sep.10–Xisbiga talada haya Somliland ee Kulmiye ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta dheer ee shalay golaha guurtidu ugu kordhiyeen laba sano iyo siddeed bilood golaha wakiilada, isla markaana guurtiduna isugu kordhiyeen muddo dhan saadex sano iyo siddeed bilood. Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Udub iyo Ucid ayaa iyaguna shalayba cambaareeyay...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Wasiirkii Hore ee Maaliyada Cawil oo ku Tilmaamay Shirkii Jaraaid ee 7 Wasiir mid ay Riwaayad Jilayeen

September 8, 2010
By staff-reporter
Wasiirkii Hore ee Maaliyada Cawil oo ku Tilmaamay Shirkii Jaraaid ee 7 Wasiir mid ay Riwaayad Jilayeen

Awdalpress(Hargaysa)09 Sep.10–Wasiirkii hore ee maaliyda ee xukuumaddii Dahir Riyale Kahin, Xuseen Cali Ducalle (Cawil) ayaa shalay waraysi uu siiyey Geeska Afrika ku tilmaamay warsaxaafadeed ay dhawaan qabteen 7 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Axmed Silanyo riwaayad. Wuxuu ku sifeeyey shirka jaraaiid masraxiyad isaga oo ku dacwoonaya inay ahayd inuu mid waliba waxqabadka wasaaradiisa ka...
Read more »

Posted in Somalinews | Comments Off

Somaliland : Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay iyo Mucaaradka oo Arinkaas ka biyo diiday

September 7, 2010
By staff-reporter
Somaliland : Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay iyo Mucaaradka oo Arinkaas ka biyo diiday

Awdalpress(Hargaysa) 07 Sep.10–Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida oo xilligoodii hore dhaamaad yahay. Fadhiga maanta ee golaha guurtida waxaa fadhiyay 68 mudane 82ka mudane ee uu ka koobanyahay golaha guurtida somaliland. Cod qaadis gacan taag ahayd ayaa 65 mudane waxay isku raaceen...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Dr.Gaboose oo markii Koowaad ka hadlay xadhiga Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin)

September 7, 2010
By staff-reporter
Dr.Gaboose oo markii Koowaad ka hadlay xadhiga Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin)

Awdalpress(Hargaysa) 07 Sep.10– Wasiirka Arimaha gudaha ee Somaliland Dr.maxamed cabdi Gaboose ayaa markii u horaysay ka hadlay xadhiga labada xildhibaan ee ku xidhan Jeelka Boorama, wasiirka oo shirjaraaid oo ay qabteen 7 wasiir arintaas lagu suaalay ayaa yidhi “Waxa jira go’aan golayaasha Somaliland dejiyeen oo ah mudaawinka u dhashay Somaliland wuu gefi karaa, meesha...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Suldaan reer Awdal ah oo u soo jeediyay Madaxda Sare ee Somaliland in ay Gobolada Awdal/Salal u baahan yihin Gurmad

September 7, 2010
By staff-reporter
Suldaan reer Awdal ah oo u soo jeediyay Madaxda Sare ee Somaliland in ay Gobolada Awdal/Salal u baahan yihin Gurmad

Awdalpress(Borama) 07 Sep.10—Suldaan Saleebaan Cali oo ka mid ah madaxda dhaqanka ugu waaweyn G/Awdal ayaa codsi u jeediyay M/weynaha iyo m/xigeenka, codsigaas oo ku aadan in la caawiyo, shacabka ku dhaqan gobolada Awdal iyo Salal, oo uu tilmaamay in xaaladooda dhaqaale ka duwan tahay Somalilandta kale, ha ahaato ganacsiga iyo Kaabayaasha dhaqaalaha, isaga oo...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo