News

Tahniyad Ciidda Soon-fur dhamaan ummada Muslinka ah.

September 10, 2010
By staff-reporter
Tahniyad Ciidda Soon-fur dhamaan ummada Muslinka ah.

Awdalpress-Boorama-Dhamaan Bahda Shabakada Awdalpress , dhamaan maamulka iyo hawlwadeenada shabakadu  waxay tahniyad u diyaan dhamaan ummada Muslimiinta ah  ee ku nool daafaha adduunka gaar ahaan Umadda Somaliyeed meel kasta oo joogto,
Read more »

Posted in News | Comments Off

Car bomb, gunmen attack airport in Somali capital

September 9, 2010
By staff-reporter
Car bomb, gunmen attack airport in Somali capital

Awdalpress(Mogadishu) 09 Sep.10–A suicide car bomber and a vehicle with militant gunmen attacked the front gate to Mogadishu’s seaside airport on Thursday, triggering an explosion and gunbattle that killed several people, officials said. The coordinated attack was the latest in a surge of assaults by Islamist insurgents, who last month declared a new, stepped-up...
Read more »

Posted in Englishnews, News | Comments Off

Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho

September 9, 2010
By staff-reporter
Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho

Awdalpress(Muqdishu) 09 Sep.10–Wararka kasoo baxaya weerar isiidaamin ah oo duhurnimadii maanta oo Khamiis ah lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya inay ku dhinteen dad ka badan 10-qof oo la rumeysan yahay inay ku jiraan ciidamo ka tirsan ilaalada garoonka diyaaradaha Soomaaliya iyo kooxihii weerarka geystay. Goobjoogayaal ku sugnaa garoonka xilliga uu weerarku dhacayay...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Kaniisad yar oo ku taalla Maraykanka kuna baaqday in Kitaabka Quraanka Gubayan maalinta xuska 9/11.

September 9, 2010
By staff-reporter
Kaniisad yar oo ku taalla Maraykanka kuna baaqday in Kitaabka Quraanka Gubayan maalinta xuska 9/11.

Awdalpress- London-Warkan oo aan ka soo xigannay BBCda ayaa sheegaya in Kanniisad yar oo ku taalla dalka Maraykanka ay ku dhawaaqday in ay ka hor iman doonto cambaaraynta caalamiga ah, oo ay ku tallaabsan doonto qorshaheeda ku beegan munaasabadda 9/11 oo ay ku gubi doonaan kutub Quraanka Kariimka ah.
Read more »

Posted in News | Comments Off

Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin) oo laga sii daayay Jeelka Boorama

September 9, 2010
By staff-reporter
Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin) oo laga sii daayay Jeelka Boorama

Awdalpress(Borama) 09  Sep.10– Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen(Sitiin) ayaa maanta laga sii daayay Jeelka magaalada Boorama, ka dib markii ay ku xidhnaayeen Saldhiga Booliska iyo Jeelka boorama mudo ka badan laba todobaad, sii daynta labada xildhibaan ayaan wax ka weydiinay W/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Cali Xaamud Jibriil oo u yimid sii daynta labada Xubnood...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Cadaadiska Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka

September 9, 2010
By staff-reporter
Cadaadiska Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka

Awadalpress(Ohio) 09  Sep.10–Xawaaladaha Soomaalida ee magaaladda Columbus Ohio ee dalka Maraykanka ayaa ka cabanaya mamnuucid ay saareen xawaaladaha Soomaalida, Shirkadaha iyo Bankiyada ku yaala gobolka  Ohio ee dalkaasi. Wakiilka Shirkadda Xawaaladda Mustaqbal ee  magaaladda Columbus, Maxamed Xirsi ayaa Bar-kulan u sheegay in caqabadaha dirista lacagaha Soomaalida ka haysata dalka Maraykanka ay tahay dhinaca sharciyadda iyo cabsi laga qabo...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Haweenka Magaalada Leister UK. oo Deeq Soo gaadhsiiyay Ururka Agoomaha Kaalmo

September 9, 2010
By staff-reporter
Haweenka Magaalada Leister UK. oo Deeq Soo gaadhsiiyay Ururka Agoomaha Kaalmo

Awdalpress(Borama) 09  Sep.10– Haweenka qurba jooga ee Leister UK ayaa ugu soo deeqay caawimo ciida fidriga, deeqdaas oo uu waday C/qaadir Muxumed Barkhadle oo isna ka mid ah Jaaliyada Yurub degen wuxuu deeqdaas gudoonsiiyay Haweenka maamula Ururka Agoomaha ee Kaalmo, ugu Horayn C/qaadir wuxuu u sheegay ururka kaalmo in ay deeqdan u soo dhiibeen Haweenka magaalada...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

September 8, 2010
By staff-reporter
Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

Awdalpress (Hargaysa) 08 Sep.10–Xisbiga talada haya Somliland ee Kulmiye ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta dheer ee shalay golaha guurtidu ugu kordhiyeen laba sano iyo siddeed bilood golaha wakiilada, isla markaana guurtiduna isugu kordhiyeen muddo dhan saadex sano iyo siddeed bilood. Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Udub iyo Ucid ayaa iyaguna shalayba cambaareeyay...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Qolfoof Bani-Aadam oo dhererkiisu yahay 6Mitir oo Sucuudiga laga helay loona malaynayo reer Caad

September 8, 2010
By staff-reporter
Qolfoof Bani-Aadam oo dhererkiisu yahay 6Mitir oo Sucuudiga laga helay loona malaynayo reer Caad

Awdalpress(Hargaysa) 09 Sep.10–Waxa Dhawaan meel ka mid ah saxaraha wayn ee dalka Sucuudi Carabiya  oo shidaal laga baadhayay laga helay, qalfoof  Aad uga yaabiyay kooxihii baadhitaanka waday, kaas oo ah qalfoof dad hasa yeeshee dherarkiisu sadex jeer ka dheer yahay ka dadka dunida ugu dheer. Qalfoofyadan la helay oo tiradoodu aad u badan tahay,...
Read more »

Posted in News | Comments Off

Somaliland : Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay iyo Mucaaradka oo Arinkaas ka biyo diiday

September 7, 2010
By staff-reporter
Somaliland : Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay iyo Mucaaradka oo Arinkaas ka biyo diiday

Awdalpress(Hargaysa) 07 Sep.10–Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida oo xilligoodii hore dhaamaad yahay. Fadhiga maanta ee golaha guurtida waxaa fadhiyay 68 mudane 82ka mudane ee uu ka koobanyahay golaha guurtida somaliland. Cod qaadis gacan taag ahayd ayaa 65 mudane waxay isku raaceen...
Read more »

Posted in News, Somalinews | Comments Off

Ha iga ooyin aamu hooyo